HomeDagaal khasaare dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo ka dhacay Gaalkacayo iyo wararkii...

Dagaal khasaare dhimasho iyo Dhaawac Gaystay oo ka dhacay Gaalkacayo iyo wararkii ugu dambeeyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost) – Dagaal xooggan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa manta gelinkii hore ka qarxay magaalada Galkacayo, iyada oo dagaalkani dhexmaray maleeshiyo hubaysan iyo ciidamada maamulka Puntland ee Soomaaliya.

Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Gaalkacayo ayaa xaqiijiyay in weerarka ay soo qaadeen ciidamada Puntland iyaga oo weerary meherad lagu duubo canjaladaha Diiniga ah (Islamic Studio),  waxaana la sheegay in ciidamadu baadi goobayeen mid ka mid ah shaqaalaha meheraddaas oo tuhun ku jiray.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in goobta la weeraray uu ku sugnaa nin ciidamada amniga ay ku eedeeyeen in uu qayb ka ahaa falalkii amni xumo ee degmadaasi ka dhacay bilihii ugu danbeeyay.

“Dhimashada waxaa ay ahayd qaybtii hore ee dagaalka seddex ruux, balse dhaawaca tiro ahaan ma cadayn karo,” ayuu yidhi mid ka mid ah dadka goobtaas ka ag dhawaa.

Waxa dagaalkaas la isugu adeegsaday hub aad u cul-culus, waxaana iminka Gaalkacyo ka dhacaysa is-rasaasayn labada dhinac u dhaxaysa, iyadoo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay qaar kamid ah la gaarsiiyay cisbitalka wayn ee degmadaasi.

Dagaalkan maanta halkaa ka bilowday ayaa imanaya iyadaa waqooyiga Gaalkacyo ay ka socdeen maalmihii la soo dhaafay shirar looga arinsanayo amniga gobolka Mudug oo ay ka qayb-galayeen wasiiro maamulka Puntland.

Somalilandpost.net

Nuuriye10@yahoo.com

Muqdish, Soomaaliya

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories