HomeCasuumad Soo Dhaweyn Ah Oo Magaalada Hargeysa Loogu Qabtay Wasiirka Cusub Ee...

Casuumad Soo Dhaweyn Ah Oo Magaalada Hargeysa Loogu Qabtay Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Casuumad ballaadhan oo uu fidiyey Suldaan Cabdiraxmaan Cabdilaahi Aw Good, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur).

blankCasuumadan qada-sharafeedda ahayd oo ka dhacday hotel KAAH ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiirro, xildhibaanno, salaadiin, cuqaal. ganacsado, wax-garad, siyaasiyiin iyo masuuliyiin kale oo aad u tiro badan oo dhammaantood ka soo kala jeeda deegaannada Habar-yoonis.

Suldaan Cabdraxmaan Cabdilaahi oo aanu wax ka waydiinay casuumadda, ayaa yidhi “Hotelkan KAAH ee magaalada Hargeysa waxa aanu maanta isugu nimi casuumad qado-sharafeed ah oo suldaan ahaan anigu aan fidiyey, taas oo aanu u samaynay wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur).”

blankWaxa uun intaa raaciyey Suldaanku oo uu yidhi “Marka hore waxa aanu ilaahay uga baryeynaa wasiirka cusub inuu xilka ku asturo. Marka labaad waxa aanu madaxweynaha Somaliland uga mahadcelinaynaa xilkaa uu u macagaabay Duur. Waxa aanu leenahay madaxweyne waad asiibtay inaad magacawdo nin bulshaawiya, firfircoon oo reerka ah.”

Waxa uu sheegay inay beel ahaan soo dhawaynayaan wasiirka cusub, “Beel ahaan waanu soo dhawaynaynaa wasiirka cusub, waana aanu u ducaynaynaa lana shaqaynaynaa. Casuumaddan waxa ka soo qaybgalay dad badan oo gaadhaya ilaa 70 qof. Inta aanu casuunnay iyo in kale oo badaniba way ka soo qaybgaleen. Dadkanina waa muraayadii reerka oo waxa ay isugu jiraan salaadiin, cuqaal, ganacsato, wax-garad. Waxaana ay ku tusinaysaa ahmiyadda loo hayo soo dhawaynta wasiirka. Waxaana aanu ilaahay uga baryeynaa inuu xilka ku asturo kana dhigo kii dalkiisa iyo dadkiisa anfaca.” Ayuu yidhi Sudaal Cadbiraxamaan.

blankGuud ahaan dadkii kala duwan ee ka hadlay casuummada qado-sharafta ah, ayaa isaga dambeeyey inay si kal iyo laab ah u soo dhawaynayaan wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Carraale (Duur), iyaga oo halkaa ka caddeeyey inay la shaqayn doonaan wasiirka isla markaana ilay ugu baryayaan inuu xilka u fududeeyo.

Somalilandpost.net

Somalilandpost08@gmail.com

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories