Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Midowga Afrika waxa uu ku guuldarraystay taakulaynta dadka Afrika ee abaaruhu aafeeyeen, halka Dahabshiil laga tilmaamay kaalintiisa mudan

London (SLpost)- Wargeyska sida weyn loo xiiseeyo ee The economist, oo inta badan looga dambeeyo, kana faallooda arrimaha dhaqaalaha, ayaa warbixin guubaabo ah ka...

Isha Qarsoon(IQ): Dayac muuqda iyo dabinkii Berbera

Dayac muuqda: Mar hore, lix iyo labaatan sannadood ka hor, bishii Noofambar 1986kii ayaan baabuur xururuf leh ku maray Huddisa iyo agagaarkeeda. “Fooxlaha islaamaha, faraqooda...

Berbera: Wasiirka cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland iyo Guddoomiyaha Gobolka oo Kormeeray Xabsiga Gobolka

Berbera (SLpost)- Wasiirka Caddaalada iyo Garsoorka Somaliland Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta kormeer iyo indho-indhayn ku sameeyay ku sameeyay xaaladda Xabsiga magaalo-xeebeeda Berbera ee...

Guddoomiyaha Kulmiye oo Wasiirka Cusub ee Daakhiliga uga digay shakhsiyaad beelo-ku-macaash ah

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horreysay talooyin calculus u soo jeediyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha...

Wariyihii Wargeyska Waaheen ee Gobolka Togdheer oo Xabsiga loo taxaabay

Burco, (SLpost)- Wariyihii Wargayska Madaxa banaan ee Waaheen ee Gobolka Togdheer Axmed Muuse Maxamed (Sagaaro) ayaa maanta Badhasaabka Gobolka Togdheer Yaasiin Maxamed Cabdi si...

Masuuliyiinta Ha’yadda Wadooyinka oo daboolka ka qaadey in la dhameeyay Mashruuca EU ee dib loogu Samaynayo Jidka isku xidha Kalabeydh Iyo Tog-Wajaale

Gabiley (SLpost)- Guddoomiye Kuxigeenka Ha,yda Dhismaha Wadooyinka Somaliland ee (Road-Athorty), Xuseen Cabdi Cali ayaa maanta kala qeyb galey Maayarka  Degmada Gabiley, Marwo Khadra Xaaji...

Shirka Beesha Ciise Muuse oo la muddeeyey iyo Dareenka Xukuumaddu ka qabto

Hargeysa (SLpost)- Shir Beeshe Ciise Muuse ay hore u shaacisay inay ku qabsanayaan Deegaanka Dubur oo ka tirsan degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil, ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img