HomeMasuuliyiinta Ha’yadda Wadooyinka oo daboolka ka qaadey in la dhameeyay Mashruuca EU...

Masuuliyiinta Ha’yadda Wadooyinka oo daboolka ka qaadey in la dhameeyay Mashruuca EU ee dib loogu Samaynayo Jidka isku xidha Kalabeydh Iyo Tog-Wajaale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gabiley (SLpost)- Guddoomiye Kuxigeenka Ha,yda Dhismaha Wadooyinka Somaliland ee (Road-Athorty), Xuseen Cabdi Cali ayaa maanta kala qeyb galey Maayarka  Degmada Gabiley, Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis(Khadra-Xaaji geydh)  dhameystirka wajigii labaad ee dhismaha jidka dhex mara gudaha Magaalada Gabiley, oo maanta intii u danbaysay ee daamurka iyo jeygii lagu shubay.
Jidakaas oo shaqdiisii u danbayasey la gabagabeeya, kadib markii uu hada xidhnaa mudo todobaad ah , oo laga xayirey Gaadiidka dhex mara Gudha Magaalada ayaa, waxa dhameystirkii maanta kahadley Gudoomiye Kuxigeenka Ha,yda dhismaha Wadooyinka ee Qaranka (Road-Athorty),Eng Xuseen Cabdi Cali oo sheegay, in ay u yimaadeen Gabiley sidii ay u eegi lahaayeen tayada daamurka iyo jeyga lagu shubayo dhismaha jidkan gudaha Magaalada taas, oo ay aqoon u leeyihiin islamarkaana, uu yahay
mid tayo leh oo mudo badan anfici doona jidkan.
Waxa kale oo ka waramay dedaalka Maamulka D/hoose ee Gabiley, oo ay hurmuud ka tahay Maayarka Gabiley, taas oo loo baahan yahay ayuu yidhi in ay dadweynaha reer Gabiley wax la qabtaan oo ay is barbar taagaan, isagoo uga mahad celiyay howsha ay gacanta ku hayaan, iyo sida ay uga feejigan yihiin tayadeeda, waxaanu carabka ku dhuftey, in ay dhameys tireen qiimaynyta, jidad laga Sameeyo gudaha Magaalada Tof-Wajaale, islamarkaana mashruuceedii lasoo bixiyay, fib u dhiska jidka u dhexeeya Tog-Wajaale iyo Kalabeydh.
Maayarka Degmada Gabiley Marwo Khadra Xaaji Geydh, oo halkaa ka hadashey ayaa, iyaduna faafaahin ka bixisay wajigii labaad, ee dahmeystirka jidkan gudaha Magaalada Gabiley dhex mara.

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories