Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Al-Shabaab oo digniin u dirtay Macallimiinta Dugsiyada Kismaayo, beenisayna inay afduubeen Gabadh Ingiriis ah

Kismaayo,  (SLpost)- Maamulka Malleeshiyada Al-shabaab ee magaalo-madaxda Jubbada Hoose ee Kismaayo, ayaa digniin u jeediyay Macallimiinta kala duwan ee wax ka dhiga goobaha waxbarashada...

Midowga Afrika oo QM ka dalbaday Xayiraad la saaro Garoommada iyo Dekedaha ay Al-shabaab haysato

Addis Ababa, (SLpost)- Ururka Midowga Afrika ayaa ka codsaday dalalka awoodda leh ee dunida inay ka hortagaan khatar ay sheegeen inay kasoo fool-leedahay Kooxda...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo ka hadlay Muhiimadda Maxkamadaha guur-guura

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha  Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa ka hadlay muhiimadda ay dalka iyo dadka u leeyihiin Maxkamdaha guur-guuraa, isla...

Madaxweynaha Faransiiska iyo Raysal Wasaaraha Britain oo khamiista Booqasho aan La Sii Shaacin ku tagaya Libya

Paris, (SLpost):-Wakaalada wararka Faransiiska ee AFP ayaa sheegtay in Ilo wareedyo aad loogu kalsoon yahay oo xukuumadaha Faransiiska iyo Ingiriiska ka tirsani ay si...

TALOOYIN-SHARCI Baaq ah Qabasho Shir Deg-dega oo ah Madaxda-Dhaqanka Qabiilka Ciise Muuse Ka Hor Shirka DUBUREED ee 29/09/2011.

Qoraalkani oo ah laba Qaybood, Qaybta hore waa Hordhac ku saabsan CAMBAARAYN ku socota Labada M/weyne ee SIILAANYO iyo RAYAALE ee Sifada Sharci darada ah ku bixiyey...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskii ku qaabilay wefti ka socda Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Addis Ababa iyo Nuxurka kulankooda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda safaaradda dalka UK ku leeyahay magaalada Addis...

Maamulka Gobolka Saaxil oo ka Warramay qaabka ay uga hawlgalayaaan dareerinta Dadka Soo-galeetiga ah

Berbera (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Saaxil Khadar Cali Cilmi, ayaa ka warramay xaaladda guud ee hadda Gobolku marayo iyo qaabka ay uga hawlgalayaan, isla...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img