HomeXukuumadda Somaliland oo qaaday olole culus oo ku wajahan Talaabooyinka Horumarka iyo...

Xukuumadda Somaliland oo qaaday olole culus oo ku wajahan Talaabooyinka Horumarka iyo hiigsiga Aqoonsiga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankHargeysa, (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdillahi Cumar oo socdaal diblomaasiyadeed ugu kicitimay Cariga Maraykanka ayaa labadii maalmood ee ugu denbeeyay (Isniin iyo Salaasa) kulan wadareed iyo kulammo gooni ah la galay Danjirayaasha sida joogtada xubnaha uga aha Gol;aha Amaanka ee kale ah Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Ruushka iyo Shiinaha magaalada New York. Waxaa kaloo wasiirku kulamo kuwaa la mid ah la yeeshey wadamada Koonfurta Afrika iyo Gaaboon oo labaduba hadda xubno ka ah Golaha Ammaanka. Dhinaca kale wuxuu Wasiirku kaloo la kulmay safiirada wakiilka ka ah wadamada Norway, Masar iyo jarmalka.

Wasiirka oo warbaahintu caalamku wax ka waydiisay ujeedada sicdaalkiisa wuxuu ku jawaabay “Kulamadana waxaanu kaga hadalay qaddiyadda Siyaasada ee Somaliland iyo xaalada amaanka iyo baahida iskaashiga ee Somaliland ugu baahan tahay beesha caalamaka. Waxaanu xubnaha golaha u gudbinay warbixinta ka hadalaysa xaaladda dhabta ah ee Somaliland oo dhinacyo badan taabanaysay. Waxaanu hore xukuumad ahaan uga codsanay Golaha Ammmaanka dhawr todobaad ka hor inaanu siino xog-waran khaas ah oo la xidhiidha Somaliland    ka hor inta aan shirwaynaha golaha iyo shir-sanadeedka guud Jimciyadda Quruumaha ee madaxwaynayaashu oo bilaabmaya todobaadka soo socda, si warbixinta Somaliland ay saamayn ugu yeelato shirwaynaha, oo la filayo in qodabada laga hadlayo sanadka ay ugu wayn yihiin arrimaha khuseeya Geeska Afrika ee ay Somaliland ka midka tahay”.

kulankan oo muujiya in isebedel wayn oo horumar ka muuqdu ku yimid siyaasadda dibadda ee Somaliland iyo wadashaqaynta Somaliland iyo Golaha Amaanka oo aan hore shir noocan oo kale ah aanu u dhexmarin. Waxaa la filayaa inuu wax ka bedelo fikirkii ay hore golayaasha caalamku uga qabeen Somaliland. Waxayna arintan mar kale muujisay in dunidu siinayso Somaliland fursad ay ku hesho in la dhagaysto garnaqsigooda siyaasadeed.

Press Office,

Wasaaradda Arrimaha Dibeda iyo Isaashiga Caalamiga ah.

Jamhuuriyadda Soomaaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories