HomeMadaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskii ku qaabilay wefti ka socda Safaaradda Ingiriiska ee...

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskii ku qaabilay wefti ka socda Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Addis Ababa iyo Nuxurka kulankooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Qasriga madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda safaaradda dalka UK ku leeyahay magaalada Addis Ababa ee Itoobiya.

Weftigan oo uu horkacayo Chris Allan oo ah ku xigeenka madaxa Hay’adda msiisio, isla-markaana ay weheliyaan xog-hayaha labaad ee safaarada Ingiriiska ee dalka Itoobiya Matt woods iyo Haweenay ka socota Hay’adda DFID ee dawlada Ingiriiska u qaabilsan dhinaca horumarinta iyo kaalmooyinka oo lagu magacaabo Paulina.

Sidaa waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Cabdilaahi Daahir (Cukuse).

Waxa warsaxaafadeedka lagu sheegay in kulankaas lagaga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa Horumarinta Arrimaha Bulshada iyo Adkeynta Nabadgelyada, La-dagaalanka budhcad-badeedda, Xoojinta Xidhiidhka waddamada jaarka ah iyo in kulankani madi tirayo kulan hore oo dhex maray labada dhinac, isla markaana dawladda UK u soo dirtay weftigan sidii ay xog-ogaal ugu noqon lahaayeen xaaladaha ka jira Somaliland.

Ka dib kulankii labada dhinac, waxa uu madaxweynuhu uga mahad-naqay weftiga booqashaddooda Somaliland isaga oo dawladda UK ku ammaanay xidhiidhka wanaagsan ee ay Somaliland la leedahay.

Somalilandpost.net

Editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories