DARXUMADA HAYSATA SHACABKII KA SOO QAXAY SHAQAAQADA CEELBARDAALE IYO XUKUMADA OO DHEGAHA KA FURAYSATAY
Bulshadii ku dhaqnayd deegaanka Ceelbardaale ee Gobolka Gabiley oo laga soo barakiciyay dhulkii ay deganaayeen ka dib markii ay isku bahaysteen Xukumada maanta jirta...
Taci iyo baaq ku Aaddan Dhacdadii Deegaanka Seemaal
Marka Hore Waxaan Salamyaa Dhamaan Reer Somaliland, Waxan U Rajayaynayaa Horu Mar Iyo Wanaag, Marka Labaaddna Dhamaan Website Somalilandpost Iyo Dhamaan Hawl Wadeenada Oo Dhan. Haddaan...
Isku aadka Champions League oo la soo saaray iyo kooxaha Talyaaniga iyo Ingiriiska oo Isku beegmay
Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa waxaa ku soo beegmay kulamo adag wareega 16-ka ee Champions League iyagoo ka horimaan doona kooxaha Talyaaniga ee AC Milan iyo Napoli. Arsenal...
Wasiirka Waxbarashadu Maxay Dhagaha Uga Furaysatay Kala Badalaaddii Jaamacada iyo Dugsiga Sare ee Gabiley?
Tan iyo intii jaamacada Timacadde laga hir galiyay gobolka Gabiley ayaa dadwayne faro badan oo reer Gabiley ah oo dunida dacaladeeda kala jooga kasoo qayb...
Chelsea oo u badheedhay Khasaaraha Qiimihii uu Torres ku joogay, Suuqana ku soo dhigtay 20milayn oo Gini
London, (SLpost)- Kooxda Chelsea ayaa ka dhur-sugaysa dalab ay kooxo ku soo codsadaan ciyaartoyga Qiimaha badan ku jooga ee Fernando Torres marka bisha soo...
Xulka Gobolka HAWD oo u soo baxay Finalka Tartanka Ciyaaraha Gobollada
Hargeysa, (SLpost)- Xulka Gobolka Hawd ayaa noqday xulkii ugu horreyey ee u soo baxa ciyaarta gunaanadka tartanka kubadda cagta ee Gobollada Somaliland ka dib...
Xisbiga UDUB oo Shakhsiyaadka Hanku ku jiro ka dalbaday inay soo Gudbiyaan Codsigooda Murashaxnimada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka
Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB ayaa shaaciyey inay codsigooda iyo Taariikh-nololeedkooda soo gudbiyaan Murashixiintii u taagnayd Jagada Murashaxnimada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

