Monthly Archives: December, 2011

spot_imgspot_img

Badhasaabka Maroodijeex oo ka qayb-galay Shirweyne Xisbiga Kulmiye ugu qabsoomay magaalada Bristol ee UK

Bristol, (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Axmed Cumar X. Cabdilaahi oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa ka qayb-galay shirweyne todobaadkan magaalada Bristol ugu qabsoomay...

Gobolka Maroodijeex oo ku guulaystay tartankii Kubadda Cagta, Kubadda Koleyga & Orodka, Abaal-marinnadii la bixiyey, Shakhsiyaadkii iyo Shirkadihii billad-sharafta la guddonsiiyey

Burco, (SLpost)- Kulan ciyaareed aad u xiiso badan oo lagu soo gunaanadayey tartankii ciyaaraha gobollada Somaliland ayaa maanta ka dhacay garoonka uu tartanku ka...

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Caasimadda Shiinaha

Beijing,(SLpost) Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbigil-xaakimka KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo socdaal booqasho todobaadyo ah ugu baxay  shalay Jimcihii  dalka Chiinaha, ayaa shalay ka degey xarunta...

Shirkadda WATERSHED Oo Adeegyo Caalami Ah Ku Soo Bandhigtey Carwada Ganacsiga Somaliland

Hargeysa (SLpost)- –Shirkadda Adeegyada Sharciga ee Watershed ayaa si mug leh uga qayb qaadatay Carwada Ganacsiga Somaliland oo maanta ka bilaabantay Huteelka Maansoor ee...

Possible oil exploration deal still leaves more questions than answers

HARGEISA— Somaliland Mining and Energy Minister Dr. Hussein Ahmed Du’ale recently spoke to SomalilandPress reporter Shiine Elmi Kahin concerning possible oil deals that the...

Chinese and Indian firms bid for Hargeisa airport expansion

HARGEISA — The Somaliland Minister of Civil Aviation on Friday unveiled plans to renovate and expand Hargeisa’s Egal International Airport at early next year. Mr....

GUDIDA SHIRKII DUBUR HARU MAR IYO DIB U DHAC MIDKEE MISHEENKOODU U ISTAADHAN YAHAY?

Shir sanadkan 2011 dhexdiisii qaar ka mid ah beesha ciise muuse ku qabstay deegaanka lagu magcaabo dubur ayaa wax ka soo baxay sida la...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img