HomeXisbiga UDUB oo Shakhsiyaadka Hanku ku jiro ka dalbaday inay soo Gudbiyaan...

Xisbiga UDUB oo Shakhsiyaadka Hanku ku jiro ka dalbaday inay soo Gudbiyaan Codsigooda Murashaxnimada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB ayaa shaaciyey inay codsigooda iyo Taariikh-nololeedkooda soo gudbiyaan Murashixiintii u taagnayd Jagada Murashaxnimada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga.

Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay K/simaha Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mr. Cabdixaliim Maxamed Muuse ayaa u dhignaa sidan:

“Anigoo ka duulaya Xeerka Guud ee Xisbiga UDUB iyo Xeer-Hoosaadka Xulashada Musharaxa Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-Xigeenka iyo Go’aankii K/S Guddoomiyaha ee Shirkii Guddiga Fulinta 03/13/2011, Waxaan halkan  si guud ugu baahinayaa  inay  Musharixiintii u taaganayd Jagada Madaxweyne iyo Madaxweyne Ku-Xigeen ee Xisbiga UDUB  u soo gudbiyaan Codsiyadooda iyo CV-yadooda  K/S Xoghayaha Guud ee Xisbiga Muddo Shan iyo toban maalmood gudahood (15 Maalmood) ah, oo ka bilaabmaya Salaasa 13 December, 2011.

Cidda Muddadaa ku soo gudbin wayda lagama qaban doono wax Codsi ah.

Wixii faahfaahin dheeraad ah waxa lagala soo xidhiidhi doonaa Xafiiska Xoghayaha Guud  ee Xarunta Xisbiga UDUB.”

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories