HomeIsku aadka Champions League oo la soo saaray iyo kooxaha Talyaaniga iyo...

Isku aadka Champions League oo la soo saaray iyo kooxaha Talyaaniga iyo Ingiriiska oo Isku beegmay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
blank
LOOLANKA: Xiddigaha Hoggaamin Doona Kooxaha is-wajahaya

Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa waxaa ku soo beegmay kulamo adag wareega 16-ka ee Champions League iyagoo ka horimaan doona kooxaha Talyaaniga ee AC Milan iyo Napoli.
Arsenal ayaa waxa ay u safri doontaa kulanka lugta hore garoonka San Siro iyagoo la ciyaari doona kooxda 7da jeer ku guuleysatay Champions Leagu ee AC Milan, halka Chelsea ay iyagana la ciyaari doonaan kooxdaNapoli oo wareegii Groupyada ku soo garaacday kooxdaManchester City.
Kooxda koobkan difaacaneysa ee Barcelona ayaa waxa iyagana is-haleeli doonaan kooxda Bayer Leverkusen, iyadoo lugta hore ay ka dhici doonto Jarmlka, halka kooxda Real Madrid uu safar dheer sugayo bisha February maadaama ay lugta hore u safri doonaan kooxda CSKA Moscow.
Kooxdii ku guuleysatay 2010kii Chamions League ee Internazionale ayaa waxa ay ku dhici doontaa Marsielle, halka kooxda Manchester United soo reebtay ee Basel ay iyadana qoorta isku geli doonaan kooxda Bayern Munich oo garoonkeeda uu martigelin doono finalka koobkaan.

blank
Shaxda Isku-Aadka Kooxaha


Lugta hore waxa ay dhici doontaa February 14/15 iyo 21/22, halka lugta labaad ay dhici doonto March 6/7 iyo 13/14.

Somalilandpost.net

sports@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories