Monthly Archives: August, 2011

spot_imgspot_img

John Obi Milkel Aabihii oo lugu afduubay isla dalka Nigeria

Wakiilka  ciyaaryahan  John Obi Mikel,  ayaa xaqiijiyey  in aabaha dhalay  Ciyaaryahankan john obi mikel ayaa la afduubay  jimcihii ahi aynu soo dhaafnay. Mikel ayaa la ogaysiiyey warkan  ka hor kulankii Axdii  ee ay kooxdiisu  la...

Duruufo gedaaman! – Q.1AAD

Qalinka: Barkhad M. Kaariye E-mail: kaariye104@gmail.com Udgoonka Leydha, saxansaxada iyo reexaanta qabow ee roob labadii habeen ee u dambeeyayba miray deegaanka, ayaan ku baraarugay, sababtoo ah,...

Nidaamkii ugu Layaabka Badnaa ee Arday Imtixaan galaysa lagu sameeyo

Muuqaalka aad ku aragtaan qormadeenan maantu waa mid aad u layaab badan, waxaana sawirkan laga soo qaaday ardayda dugsiyada hoose dhexe ee dalka Suudaan...

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Xukunno ku ridday laba masuul oo lagu helay Lunsi Hanti Qaran

Hargeysa (SLpost)- Maxkamada Gobolka Hargaya ayaa maanta  xukun ku rirday laba masuul oo ka tirsan  xukuumada Somaliland  kuwaasi oo ay ugu yaraan ku xukuntay...

Booliska oo xalay joojiyey isu-socodka magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera

Hargeysa (SLpost)- Booliska Somaliland, ayaa xalay hakiyey isu socodka Gaadiidka magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera isaga goosho, ka dib markii Roobab waaweyn oo Xalay ka...

Shiinaha oo Ciidamo iyo Hub culculus dhoobay gobolka Muslimiinta Dalkiisa

Xinjiang (SLpost): Xukuumadda Shiinaha ayaa ciiddamo dheeraad ah u dirtay gobolka Muslimiinta ugu badan dalkaasi ku dhaqan yihiin ee Xinjiang oo ku yaala galbeedka...

Booliska TFG iyo AMISOM oo soo saaray Hub ay Al-Shabaab ku kaydsatay Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Ciidammada Midowga Afrika (AMISOM) ee ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Ciidammadooda oo garabsanaya Booliiska Dawladda Ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img