Monthly Archives: August, 2011

spot_imgspot_img

Xuska sannad-guuradii xukuumada siilaanyo, xayaysiiskii waxqabadka iyo xikmadii qodaal joog

Waraysigii manaamka shanta wasiir ee xukuumada madaxwayne siilaanyo  Ø     Qurba joog iyo  qodaal jooguba Ø     Laba weeyi qiraala Ø     Inay qayb ka yihiin Ø     Qarankan manta aan joogno Ø     Qormo ay ku kulmeena Ø     Salaam qiima lahoo Ø     Qalbi...

Dowladda Somaliland oo Gashay Sanadkii Labaad Iyo Shacabka Dagaanka Balidhiig 20,000 Codkajooga Hungo Madhan iyo Waxqabad La,aan Baaqna u Diraya...

Waxa kunool deegaanka Balidhiig Shacabka Gobalka Togdheer inta badan marka laga reebo magaalo madaxda Burco, Waxayna u qaybsamaan laba qaybood kana kooban laba laba...

BUUR MADAW WAA DILAAL U ADEEGA CADAWGA SOMALILAND

Waxa bulshadeenu ka dheregsantahay waxaynu nahay qaran leh cadaw badan oo jecel jabka iyo khasaraha qarankan, kaso aynu yar iyo weyn heegan ugu jirno...

Natiijada ka dhalan karta kootaynta xirfadda qareennimo iyo raadka ay ku yeelan karto Garsoorka Somaliland

Xuquuqaadka aasaasiga ah ee ku dhigan qodobada 21-36 ee Dastuurka JSL waa kuwo dastuurku u damaanad qaadayo Muwaadiniinta, xuquuqaadkaasi waa kuwo qofka Muwaadinka  ahi...

Xoghaya Guud ee KULMIYE oo markii ugu horraysay Saxaafadda la hadlay tan iyo wakhtigii la magacaabay + Aragtidiisa Xilka loo igmaday

Hargaysa (SLpost)-Xoghayaha Guud ee Xisbi-xaakimka Kulmiye oo ka hor intii aan xilka loo magacaabin todobaadkii hore ahaa Guddoomiyaha wargeyska  Jamhuuriya Mr. Xasan Siciid Yuusuf...

Hogaaminta Saboolka Ah Iyo Garaad Xaalufinta Xukuumadda Haatan Talada Haysa

Aan ku bilaabo waxa aan qalinka u qaatay qoriga bedelkiisa inaan bayaamiyo oo aan oogta ka cadeeyo talada xumada ka dhalatay Hogaaminta saboolka ah...

Wariye Aamina Muuse Weheliye oo ka hadashay sababta ay uga tagtay BBC

London (SLpost)- Suxufiyadda caanka ah ee Aamina Muuse Weheliye, oo dhawaan ka tagtay Laanta Af-Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa markii ugu horreysay ka warrantay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img