HomeArsenal Wenger oo khasnadaha u jabinaya si uu u helo laacib...

Arsenal Wenger oo khasnadaha u jabinaya si uu u helo laacib fiican

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Tababaraha kooxda Arsenal ee Wenger ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu bixiyo qiimo kasta oo ku helayo laacib wanaagsan.

blankKooxda Gunners ayaa haatan bilaabaya nolol ay ka maqan yahay kabtankoodii Cesc Fabregas kaasoo todobaadkan ku biiray kooxda Barcelona, waxaana ay keentay in su’aalo badan la iska weydiiyo awooda kooxda Arsenal ee xilli-ciyaareedkan horyaalla.Tababaraha Faransiiska ayaa beeniyay wararka lala xidhiidhinayo ciyaarayahanka garabka ka ciyaara ee kooxda Valencia Juan Mata iyo laacibka Shakhtar Jadson, laakiin waxa uu sheegay inuu lacag bixin doono hadii uu arko ciyaaryahan uu hubo inuu kooxda ku fiican yahay.

“Waxaan bixin doonaa 30 milyan, xitaa waxaan bixin doonaa 40 milyan Ginni hadii aan helo ciyaaryahanka fiican” ayuu yidhi Wenger oo u warramay Sky Sports.

“Laakiin su’aasha kama taagna lacagta ee waxa ay ka taagan tahay tayada aan raadineyno. Ma doonayo inaan lacag ku kharashgareeyo ciyaartoy iska caadi ah oo meel dhexaad ah qaban kara. Mana ka baqeyno inaan lacag kharashgareeyo marka ay nala tahay in la joogo waqtiga saxda ah. “Taageerayaasheena waxa ay heystaan sababo kale oo badan oo kooxdan ay ugu hanweynaadaan, qiimaha kooxdu ay  leedahay, sida kooxda loo maamulo, waxa kooxda ka dhisan tahay. “Dabcan waan dooneynaa inaan koobab ku guuleysano, ma qof aan dooneynin ayaa jira inay kooxdu koobabqaado “Laakiin waxaan dareemeynaa inaan sannadkii hore ku dhawaanay, shalaydeyda ugu weyna waxa ay tahay inaanan ku guuleysan, laakiin waxaan u dagalameynaa dhamaan koobabka oo dhan, nasiib-darro yar ayaana naga heysa.Markii wax xun ay kugu dhacaan sida kaliya aad kaga jawaabi karto waa midnimo” ayuu yidhi Arsenal Wenger.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories