HomeBooqashada Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka ee Aw-Barkhadle iyo Qorshahooda wax-qabad

Booqashada Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka ee Aw-Barkhadle iyo Qorshahooda wax-qabad

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
blank
Kormeerka Agaasimaha

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka Somaliland ee SRA Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa soo kormeeray Dooxa deegaanka Awbarkhadle oo dhinaca bari kaga beegan magaalada Hargeysa oo maalmihii u dambeeyay ay ku xanibnaayeen baabuur iyo dadweyne, ka dib daadad ay keeneen roobab mahiigaan ah oo da’ay.

Maareeyaha oo shalay kormeerkiisa ku tagey dooxa waxa uu sheegay inay u qorshaysan tahay hay’ad ahaan sidii ay  u samayn lahaayeen qaab looga gudbi karo inay gawaadhida iyo dadkuba ka gudbaan dooxa Aw-barkhadle. “Roobabkii waaweynaa ee inoo da’ay daadkii ay keeneen ayaa waxa ay xidheen Dooxani Aw Barkhadle waxana ilaa shalay aanu ka wadnay banayn aanu wadana halka dooxa ah kaga banaynanayciidii xidhay ee uu daadku keenay, runii anaga ka SRA ahaa Cagaftaydii way ciladaysan tahay, waxaanu u soo kiraysay Dooxani banaytiisa Cagaf taas oo aanu saacdo u xisaabi doono, waxa ay shaqa wadaysaa ilaa inta ay Nadiifinayso”.

Maareeyaha Ha’yada Wadooyinka oo hadalkiisa siiwata ayaa waxa uu intaasi ku daray “ waxa ay dadku xinbnaayeen ilaa xalay, waxa hada baxaya oo aanu wadada u furnay  Gaadiidkii xalay soo istaagay, arinka Daadkani iyo ciida uu wato kolay hadaan xal waara loo hellin waligeen dhibtaasi way ina haysanaysaa oo waynu xanibnaanaynaa, anagu waxaanu soo qiimaynay sidii loo samayn lahaa Gidaar dhinaca biyuhu ka soo dhacayaa aanu ka samayno oo Biyaha Ciida ka reeba, imika daadkii ayaa socda oo arintaasi lama hirgalin karo, imika inta uu daadku socdana waxa laga maarmaan ah in aanu cagaftani ciida ku banayno ilaaa inta uu daadku socdo.” Ayuu yidhi Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka Somaliland Md. Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories