HomeSchalka oo weeraryahankeedii Raul ka reebtay kulanka is reeb-reebka Europe League

Schalka oo weeraryahankeedii Raul ka reebtay kulanka is reeb-reebka Europe League

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
blank
RAUL

Weeraryahanka kooxda Schalke ee Raul oo dhawaan diiday inuu u wareego kooxda Blackburn ayaa laga reebay ciyaartoyda kooxda schalke ee u safartay dalka filand si ay ula soo ciyaraan lugta hore ee is reeb-reebka koobka euro league Kooxda HJK HeLSinke,waxayna taasi cirka ku sii shareertay warar la isla dhexmaraayo oo sheegay inuu doonaayo laacibkan inuu iskaga tago dalka Jarmalka. Kooxda Schalke ayaa rasmi ah u shaacisay in laacibkeeda 24-jirka ah ee Raul uu ka hadhay kooxda isaga oo u diyaar garoobin kulanka kooxdii la yeelaan doonto todobaadka soo socda .

Kooxda mainz kulanka koobka ee lagu tartamaayo koobka Bundesligah, waxay kooxdu intaa ku dartay in Raul safan doonin lugta hore ee is reeb-reebka koobka Eurpo League.Bals haddii u Raul uu ka ciyaari lahaa Helsinke uma suurto galayso inuu koox kale u safto tartanada horyaallada Yurub, haddii uu go’aansado inuu kooxda ka tago kooxda Schalka.Madaxa kooxda Scholke Horst Heldts, ayaa sheegay inuu ku soo wargaliyey inuu Raul doonayn inuu ku biiro kooxda Blackburn ee ka dhisan dalka Ingiriiska, iyada oo kooxdaasi hore u shaacisay inya doonayso gool-dhaliyaha ka soo jeeda dalka Spain hornaa ugu ciyaari jiray kooxda Real Madrid.

Heldt ayaa meesha ka saarin inuu Raul ka tagayo kooxdiisa ka hor dhamaadka xilliga kala iibsiga suuqa. Raul heshiisa uu kula jooga kooxdiisa oo dhamanaaya sannadka 2012,waxaana laga dareemayaa inuu jeclayn inuu la sii joogi takooxdiisa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories