HomeMarwada Madaxweynaha oo farxadda ciidda kala qaybgashay carruurta ku dhaqan Xarunta Agoomaha

Marwada Madaxweynaha oo farxadda ciidda kala qaybgashay carruurta ku dhaqan Xarunta Agoomaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Marwada Madaxweynaha Somaliland, Marwo Aamina-weris Sh. Maxamuud Jirde ayaa shalay kala qaybgashay farxada ciida carruurta lagu xannaaneeyo xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa.

blankMarwada Madaxweynaha ayaa shacabka u soo jeedisayn ay kaalin wax ku ool ah ka qaataan sidii loo xannaanayn lahaa carruurta ku dhaqan xarun, waxayna sheegtay in yihiin macalimiintii mustaqbalka dhawo iyada oo arrimaha ka hadlaysa waxay tidhi, “Farxad ayay ii tahay inaan carruurta yar-yar soo booqdo, markaan imaadaba horta wax ayaa ii kordha, horta carruur yar-yar ayaa ku soo kordha meesha,”.ayay yidhi Aamina-weris Sh. Maxamuud. Marwada oo hadalkeeda si wadataa waxay tidhi, “Carruurta masuuliyad ayaa kuligeen inaga saaran haday halkan joogaan iyo haddii aynu guryaha geynaba, waa carruurteenii xannaano ayay inooga baahan yihiin,Illaahay haynugu garab galo.”

blankMarwadu waxay aad ugu mahadnaqday shacabka reer Somaliland oo ay sheegtay inay kaalin wax ku ool ah ka qaateen sidii carruurta loo ciidsiin lahaa waxayna tidhi, “Carruurta quruxda badan iyo dharka ay gashan yihiin iyo ciida fiican, dadka reer Somaliland ayaa ugu tabarucay Ilaahayna qofkii wax u keenay khayr ha ka siiyo. Waxaan ku talin lahaa inaynu aad iyo aad u ogaano carruurta yar-yar, waayo? Ilaahay kuwaasuu inugu eegayaa waa mustaqbalkii dalkeena ee maaha dad meel kale ka yimi, waa madaxdii iyo injineeradii iyo macallimiintii dalkeena mustaqbalka ka noqon lahayd, markaa sidaynu iyaga u xannaanayno ayuu Illaahayna inoogu naxariisanayaa.”

Somalilandpost.net

Somalilandpost08@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories