Monthly Archives: August, 2011

spot_imgspot_img

Barnaamijkii Kasmaal ee Shirkada SOMTEL Iyo TV-ga Qaranku Iska kaashadeen oo la soo gabo-gabeeyay

Shacbiga oo Barnaamijkan ku sifeeyay mid maskax dhis u ah garaadka dadweynaha Hargaysa (SLpost)- Barnaamijkii loogu magac daray Kasmaal ee bisha Ramadaan ka socday Telefishanka...

Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan- reebista oo soo bandhigay agab Cuntada Xaaraanka lagu kariyo oo ay soo qabteen

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa shalay soo bandhigay ololahooda wax-qabad ee ku aaddan la dagaalanka dadka xaaraanta kariya...

Duruustii laga dhaxlay doorashadii degaanka & Xeerka nidaamka Axsaabta Siyaasada iyo doorashada G/degaanada JSL (QAYBTII 2AAD )

Salaanta islaamka ayaan dhamaan idinku salaamayaa. Salaantaa ka dib,  Marka hore waxaa mahad iska leh Allaaha ii suurto-galiyay in aan markasta fikirkayga wax ku qoro kuna...

Maxamed Mooge Readers Club Oo Caawa Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Naadi akhris oo cusub laguna magacaabo Maxamed Mooge Readers Club, ayaa caawa lagaga dhawaaqay caasimada Somaliland ee Hargeysa. Xafladda lagu daahfurayay naadiga oo...

Hargeysa: Xiisaha Kulamada ka socda garoonka 31-ka May oo gebo-gebo ku dhow

SLpost Sports - Weli waxa si habsami ah uga sii socda garoonka 31-May tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ku hirdamayaan 20-kooxood. Waxaana shalay...

Xulka Kubadda Cagta Holland oo Kaalinta Koowaad ka riixday Xulka Spain

SLpost Sports - Xulka Spainoo xulalka adduunka ugu horreeyay muddo badan ayaa haataan  ay soo dhamaatay, iyadoo xulka Holland uu hogaaminaayo kaalinta koowaad ee...

Awoodda tabobare Jose Mourinho Real Madrid oo si weyn loo dhaliilay

SLpost Sports- Madaxweynihi hore ee kooxda Real Madrid Roman Calderon ayaa cambaareeyey awooda uu tababare Jose Mourinho ku leeyahay kooxda isagoo sheegay in uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img