HomeDahabshiil oo Farxadda Ciidal-Fidriga awgeed Hambalyo Kula Ciidaya Umadaha Muslimiinta ah

Dahabshiil oo Farxadda Ciidal-Fidriga awgeed Hambalyo Kula Ciidaya Umadaha Muslimiinta ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Mulkiilaha ee shirkadaha Dahabshiil ayaa Farxadda Ciidal-fidriga awgeed waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shucuubta Islaamka ee Adduunka gaar ah dadka Soomaaliyeed ee Dunida ku kala ciidaya.

blank

Warsaxaadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Shirkadda Maxamed Siciid Ducaale oo ka soo baxay Xarunta Guud ee Shirkadda isla markaana isla markaana ay Shirkaduhu Farxadda Ciidda dadka kula ciidayaan ayaa u dhignayd sidan:

Ugu horreyn, naga guddooma, salaam iyo bariido huwan milge, maamuus iyo tix-gelin badan; As-salaamu calaykum wa-raxmatullaahi wa-barakaatuh.

Intaas kaddib, aniga oo ku hadlaya magaca maamulka, hawlwadeennada iyo wakiillada laamaha kala duwan ee shirkadaha Dahabshiil ku leeyihiin daafaha dunida, munaasabadda ciid-al-fitriga awgeed, waxaannu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ummadaha islaamka, shucuubta afka Soomaaliga ku hadasha iyo si gaar ah; macaamiisha aannu sharafta badan u haynno ee sida tooska ah ugu xidhan adeegyada kala duwan ee ay Shirkadaha Dahabshiil bulshada u fidiyaan.

Waxaannu Ilaahay ka baryaynaa inuu inaga aqbalo acmaashii suubbanayd, cibaadadii iyo soonkii aynu bisha Ramadaan gudannay, sannadkan sannadkiisana innagu gaadhsiiyo nabad, bashbash iyo barwaaqo.

Ugu dambaynna, waxaannu idin leennahay CIID MUBAARAK, KULLU CAAM WA ANTUM BILKHAYR. Hambalyo… Hambalyo… Hambalyo!

ALLAA MAHAD LEH

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Group

Xaaji Maxamed Siciid Ducaale

Somalilandpost.net

Hargeysa News Desk

Somalilandpost08@gmail.com

Somalilandpost@yahoo.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories