HomeSomali NewsSomalilandImtixaanka Shahaadiga oo Dalka bilaabmaya maalinta Sabtida iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo...

Imtixaanka Shahaadiga oo Dalka bilaabmaya maalinta Sabtida iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo la Dar-daarmay Hawl-wadeennada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku gudo-jirta u diyaar-garowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasalka 4aad ee Dugsiyada Sare ee dalka, waxaanay wasaaraddu maanta kulan dar-daaran u qabatay Ilaalada iyo hawl-wadeennada ka qayb-qaadanaya imtixaanka Shahaadiga oo gobollada iyo degmooyinka dalka ka bilaabmi doona Maalinta Sabtida ee 15-ka bishan June.

 

Kulanka waxa ka qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas Cismaan Jaamac Aadan, Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas, Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka.

 

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax oo kulankaas ka hadlay ayaa weedho dar-daaran ah u jeediyey Hawl-wadeennada ka qayb-gaadanaya imtixaanka heer qaran, isagoo ugu baaqay inay si caddaalad ah uga hawl-galaan ilaalinta Imtixaanaadka.

 

Waxa xusid mudan in sannadkan wasaaraddu ugu diyaar-garowday xakamaynta Qishka imtixaanka, iyadoo la hawl-galiyey qalab cusub oo meesha ka saaraya isticmaalka telefoonnada gacanta, kaas oo gebi ahaanba hawada ka saaraya anteennada telefoonnada oo inta badan ardayda u sahli jiray Qishka Imtixaanka.

 

Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalkan Hoose oo xambaarsan Warbixin uu ka diyaariyey Weriye Jacfar Axmed Bade oo ka tirsan Telefishanka Qaranka

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories