HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

Wasiirka Waxbarashada oo Soo Xidhay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Somaliland + Xog Muhiim ah

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay Imtixaanka Shahaadiga...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe ee Somaliland oo la soo Gebo-gabeeyey + Xogta Imtixaanka

MUXUU IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE SANNAD-DUGSIYEEDKA 2021/2022 KAGA DUWAN YAHAY KUWII HORE? Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta si Rasmi u soo gebo-gaboobay Imtixaanka Shahaadiga ah ee...

Premier Bank: Bangi ku yaalla Hargeysa Oo Ka Soo Horjeestay Dastuurka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Bangiga Premier Bank oo ka mida Bangiyada ka hawlgalayey Somaliland sannadihii ugu danbeeyey, isla markaana xarumo ku leh gobollada dalka. Sidoo kale...

Somaliland oo Caddeysay mowqifkeeda Xidhiidh Dublomaasiyeed oo dhexmara Dalka Israel

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inaanay jirin sabab Jamhuuriyadda Somaliland ka horjoogsanaysa inay xidhiidh diloomaasi la samayso Waddan kasta oo dunida...

Maraykanka oo ku Qancay Jawaabta Wefti Xaqiiqo-raadin ah oo ay u soo direen Somaliland iyo Qorshaha Heshiisyo Miiska Saaran

Warbixin soo bandhigay Miisaanka ay lahaayeen Weftigii Somaliland ee Socdaalka ku tagay dalka Maraykanka Washington (SLpost) - “Xilli uu Shiinuhu Afrika ku qarqiyey balaayiin doolar...

Somaliland: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare oo la shaaciyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo H/Dhexe ee gobollada iyo Degmooyinka...

Baanka Dhexe ee Somaliland oo muddo Laba Usbuuc ah u Qabtay Soo-Xeraynta iyo Beddelaada Lacagta Duugga ah ee SLSHs

Hargeysa (SLpost)- Bangiga Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Shacabka ugu baaqay inay muddo laba toddobaad gudahood ah kusoo xareeyaan lacagta duugawday ee Shilinka Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img