HomeSomali News

Somali News

spot_imgspot_img

Golaha Wasiirrada Somaliland oo Ka Shiray Abaarta, Amniga, Dhaqaalaha, Caafimaadka iyo Macdan-Qodista Sharci-darrada ah

Hargeysa — Fadhiga 53-aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kana qayb-galay Madaxweyne-ku-xigeenka Mudane...

“Waxaanu raadinaynaa saaxiibo cusub, balse arrimuhu waxay u baahan yihiin xeelad iyo deganaan” – Madaxweynaha Somaliland

Somaliland waxa ay qorshaynaysaa in ay u adeegsato dardargelinta aqoonsiga Israel ee dawladda ka go’day si ay arrinteeda ugu caddayso Washington iyo caasimadaha kale ee waaweyn,

Faa’idooyinka Aqoonsiga Somaliland sida gaarka ah ugu leeyahay Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Aqoonsiga caalamiga ah ee Somaliland wuxuu yeelanayaa saameyn istiraatiiji ah oo togan, gaar ahaan Dowlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI), marka la eego ganacsi, horumar dhaqaale,...

KDQ Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Taariikhda Doorashooyinka Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland (KDQ JSL) ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed rasmi ah oo ay ku caddeeyeen waqtiga la filayo in...

Qayb Ka Mid ah Taariikhda Mamuulka Goleyaashii Deegaanka iyo Maayiraddii Hargeysa Soo Maray (1956 – 1969)

Golihii 1aad ee deeggaanka Hargeysa ee ku yimid nidaamka xisbiyada waxa ay doorashoodu dhacday 23/11/1963 dii waxaana lagu dhawaaqay natiijada xubnihii soo baxay 29/11/1963.

“Soomaaliya Waa Waddan Fashilmay” – Madaxweynaha Maraykanka

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale weerar Afka ku qaaday Soomaaliya oo uu ku tilmaamay waddan fashilmay. Madaxweyne Trump oo maanta khudbad dheer ka...

Madaxweyne Cirro Oo Switzerland kula sugan Madaxweynaha Maraykanka iyo Ra’iisal-wasaaraha Israel

Madaxweynaha Jamhuriyadda Somaliland Md Abdirahman Maxamed Cabdilaahi, ayaa shacabka la wadaagay farriin kooban oo uu ku baajiyey bartiisa Facebook.   Madaxweynuhu waxa uu farriintiisa ku yidhi,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img