Madaxweyne Cirro Oo Switzerland kula sugan Madaxweynaha Maraykanka iyo Ra’iisal-wasaaraha Israel

Must Read

kaariye
kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.
Madaxweynaha Jamhuriyadda Somaliland Md Abdirahman Maxamed Cabdilaahi, ayaa shacabka la wadaagay farriin kooban oo uu ku baajiyey bartiisa Facebook.
 
Madaxweynuhu waxa uu farriintiisa ku yidhi, “Shacabkayga Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan waxa aan u soo dirayaa salaan & bogaadin, anniga oo u rejaynaya khayr, nabad iyo barwaaqo.”
 
Madaxweyne Cirro oo dalka dibaddiisa ku maqan, ma jiro war ka soo baxay xafiiska madaxweynaha oo xaqiijinaya halka uu ku sugan yahay, balse sida ka muuqata sawirka, madaxweynaha ayaa saaran diyaarad uu ka muuqdo calanka dalka Switzerland oo la filayo inuu ku qabsoomo shirweyne arrimaha dhaqaalhaa lagaga hadlayo oo madaxda caalamku ka qayb-galayo.
 
blankMadaxda Caalamka ee la filayo inay shirkan ka qayb-galaan waxa ka mid ah madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump iyo Ra’iisal-wasaaraha Israel oo xilligan ku ssugan Davos oo shirku ka socdo maanta.
- Advertisement -

Latest News

International economist joins Bank of Somaliland’s Monetary Policy and Research Team

The Bank of Somaliland has appointed Bermudian economist Ywione Darrell to its Monetary Policy and Research Team under the prestigious Overseas Development Institute Fellowship Scheme, bringing international economic expertise to the country's central banking institution.
- Advertisement -

More Articles Like This

- Advertisement -