Somaliland
Shirka Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qodobbo Ah Lagaga Dooday
Fadhigii 51-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi...
Somaliland
“Waxaan Shacabka iyo dowladda Somaliland ugu baaqayaa in La gacan siiyo Beesha Gadabuursi iyo Kacdoonka Canfarta” – Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Faysal Cali Waraabe ayaa shacabka iyo Xukuumadda Somaliland ugu baaqay in la taageero kacdoonka ka dhanka ah Taliska Ismaaciil Cumar Geelle...
Somaliland
“Maraykankuna waa in uu Aqoonsado Somaliland sidaas Israa’iil oo kale” – Hudson Institute
Waxa qoray: Joshua Meservey oo ah cilmi-baadhe sare oo ka tirsan mac’hadka Hudson Institute Israaiil, ayaa kicisay dood diblomaasiyadeed bishii hore kadib markii ay noqotay...
Somaliland
Congress-ka Maraykanka Oo Taageeray Aqoonsiga Israel ee Jamhuuriyadda Somaliland
Washington (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Congress-ka Maraykanka u Qaabilsan Qaaradda Afrika, Chris Smith, ayaa war-murtiyeed uu Salaasadii soo saaray kaga hadlay go'aanka...
Somaliland
Qodobbada Lagaga Hadlay Kulan Hargeysa Ku dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Israel
Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawladda Israa’iil, Mudane...
Somaliland
“Aqoonsiga Somaliland maaha Sadaqo ee waa Xeelad la jaan-qaadaysa Danaha Maraykanka” – Ted Cruz
Xildhibaan Ted Cruz oo mid ah mudaneyaasha Congresska Maraykanka ee u dhaq-dhaqaaqa qadiyadda Somalikand, ayaa sheegay in qorshaha aqoonsiga Somaliland ee Maraykanku uu qayb...
Somali News
Somaliland Ministry of Labour Magazine Highlights Violence, Education and Health Challenges Facing Girls
Hargeisa (SLpost)- Somaliland's Ministry of Labour, Social Affairs and Family has published a 2025 edition of its Child Rights Magazine, highlighting persistent challenges facing...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

