Somaliland
Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamo Culus Soo Saaray iyo Digniin Loo Diray Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Fadhi aan caadi ahayn oo Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ay yeesheen maanta oo ay taariikhdu tahay 03/01/2024 oo uu Shir-guddoominayey ku simaha...
Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qayla-dhaan u Dirsaday Dalka Masar
Qaahira (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa khadka telefoonka kula xidhiidhay dhiggiisa dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi, sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu...
Somalia
Dowladda Soomaaliya Oo Burisay Heshiiska Shirka Wada-hadallada Jabuuti
Muqdisho (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo Hadal ka jeediyey Muqdisho, ayaa heshiis taariikhi ah oo midnimada Soomaaliya lagaga shaqaynayey...
Somalia
Nuxurka War-Murtiyeed Siddeed Qodob Ka Kooban oo Ka Soo Baxay Shirka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ee Djibouti
Nuxurka War-Murtiyeed Siddeed Qodob Ka Kooban oo Ka Soo Baxay Shirka Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ee Djibouti Shirka wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo shalay ka...
Somalia
Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Oo Maanta Ku Kulmay Dalka Jabuuti
Jabuuti (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo dhiggiisa dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kulan ku yeeshay Magaalada Jabuuti...
Somaliland
Xukuumadda Somaliland Oo Golaha Guurtida ka codsatay in ay dedejiyaan ansixinta Xeerka isa-saaran ee Doorashooyinka.
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Golaha Guurtida ka codsatay in ay dedejiyaan ansixinta Xeerka isa-saaran ee Doorashooyinka. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Md Cali...
Somaliland
Khubaro U Dhashay Somaliland oo Soo Bandhigay Cilmi-baadhis Caalami ah oo Lagu Daahfuray Saamaynta Caafimaad ee Soonka Ramadaan
Hargeysa (SLpost)- Cilmi-baadhis cusub ayaa daboolka ka qaadday saamaynta Caafimaad ee Soonka Bisha Ramadaan ku leeyahay Shaqada Beerka iyo Kelyaha. Deraasaddan cusub oo aan nooceeda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

