Xukuumadda Somaliland Oo Golaha Guurtida ka codsatay in ay dedejiyaan ansixinta Xeerka isa-saaran ee Doorashooyinka.

Must Read

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa Golaha Guurtida ka codsatay in ay dedejiyaan ansixinta Xeerka isa-saaran ee Doorashooyinka.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Md Cali Xasan Maxamed oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, waxa uu Golaha Guurtida ku boorriyey inay dedejiyaan meel-marinta Xeerka Doorashooyinka.

Xeerka Doorashooyinka Isa-saaran ayaa xilligan horyaalla Golahaas oo guddi gaar ah u xil-saaray ka soo talo-bixinta shuruucda xeerka oo Golaha Wakiilladu u soo gubiyey.
Haseyeeshee, Golaha Guurtida ayaa muddo hal bil ah fasax galay maalmo kaddib markii xeerku soo gaadhay golaha.

- Advertisement -

Latest News

Peter Harris: Somaliland Is the Strategic Ally Trump Needs Now

Peter Harris, writing in the Washington Examiner, argues that Somaliland could be a strategic ally for President Donald Trump as debate over US recognition continues.
- Advertisement -

More Articles Like This