HomeQalinka Aqoonyahanka

Qalinka Aqoonyahanka

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!- Qaybtii 10aad

(Gooni isu taaga Somaliland waa muqadis  iyo Midnimada Soomaaliya waa muqadis,waa labada  qodob ee ay isula imanayaan laba wafti ee Somaliland iyo Soomaaliya.) Tanaasulka (Compromise):- Isu...

Hanka dumarka iyo hagar daamooyinka ku hareeraysan – By Gender Researcher, Khadar Iman Ege

Hordhac Tan iyo ka soo laabadkii qaxoontiyadii loo dalan doolay iyo dalal kii kala duwanaa isla markaasna kala dhaqamada gadisnaa ee habaq laha lagu galay Waxaa...

Shirka London Waa Mu’aamaraad Rasmi Ah Oo Loo Maleegayo Somaliland

Bismilaahi Raxmaani Raxiim Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato Nebigeena Muxamed CSW, Akhristayaal waxaan qallinka u qaatay inaan...

Balli-Gubadle: Xusuusta Maalin ka mid ah Maalmihii Qadhaadhaa!

Bishan aynu ku jirno ee Oktoobar kowdeedii ayay ahayd markii wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ay booqasho...

Cadceed Dul-hoganaysa Ballidhiig, Horumarka Ay samaynayaan Qurbajoogta, Baraarugga Deegaanka iyo Kaalintii Xukuumadda Oo Maqan

Magaalada Balidhiig ayaa waxa ay tahay magaalo aad u facweyn hasayeshee ay afeeyeen dagaalo faraha lagaga gubtay walina aykisii muuqdaan dhaawaca kasoo gaadhay dagaaladii...

Soonka Ramadaan-tu Waxa Uu Hoos U Dajiyaa Macaanka Iyo Dhiig-karka, Waxaanu Qofku Dareemaa Caafimaad Badan Iyo Xasilooni Aad U Saraysa”

Dad badan ayaa ka cawda xanuunadda ku dhaca caloosha ama uurku-jirta. Kuwaas oo marka ay tagaan goobaha caafimaadka Dhakhaatiirta usoo gudbiya cabashadooda ku saabsan...

Is-casilaada Gabboose waxay dardar0gelisay saaxada siyaasada Somaliland

Tan iyo markii uu ku dhawaaqay siyaasiga caanka ah ee ruugcadaaga halgamaag ahi ee maxamed cabdi gaboose inuu iska casilay xilka wasiirnimo ee uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read