HomeQalinka Aqoonyahanka

Qalinka Aqoonyahanka

Hoggaanka Dalka Hanashadiisu Hab loo maray leedahay (Qayb.2-aad)

Ummadda karaamada leh ee Jam. Somaliland waxay doonayaan in Hoggaamiyaha Berrito ee dan ummadeed iyo Maslaxad Qaran wadaa uu noqdo mid garan kara culayska uu leeyahay Xilka uu bulshada u hayo, isla markaana qiyaasi kara saamaynta ay hadalladiisa iyo doodihiisu ku yeelan karaan bulshada uu rabo inuu hoggaamiyo ee uu Xisbigiisa codka uga doonayo. Ummadda Qiimaha leh ee Jam. Somaliland waxay doonayaan in Hoggaamiyaha Berrito uu noqdo dulqaataha, addeecaha danta Qaranka iyo u adeegaha ummadda ee Maanta.

NELSON MANDELA: Halyaygii Dhabta ahaa ee Afrika oo Geeriyooday (A true African Hero has died) – Qalinkii: Dr. Maxamed-Rashiidh Sheekh Xasan

Nelson Mandela waxaa uu ahaa halyay Afrika iyo guud ahaan Adduunka oo dhan ka baxay. Waa ninkii baray dadkiisa iyo dhammaan ummadda Afrika in...

KUMA AYUU AHAA NELSON MANDELA? – W/Q: Cabdiraxmaan Wirdaani

Nelson Rolihlahla Mandela waxa uu ku dhashay (Rolihlahla Dalibhunga) 1918, qabiilka Mandela ee uu ka dhashay dadka loo yaqaan (Thembu) ee dega tuulo yar oo ku taal bariga Capetown ee Koonfur Afrika, aabihii oo madax ka ahaa boqortooyadda qoyska Thembu, waxa uu dhintay Nelson Mandela oo sagaal jir ah, waxaana markaasi loo dhiibay inuu koriyo Caaqil u noqdo qabiilka (Jongintaba Dalindyebo).

Boobkii Xukuumadda Iyo Burburkii Derbi Jiifka: Aargoosi Siyaasadeed #2 – Luul Xasan Mataan Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen

Waxay ahayd xilli ku dhow salaaddii subaxnimo ka dib, lix gaadhi oo gaashaaman oo ay saaran yihiin cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Somaliland...

Daraasad Ku Saabsan Dakhliga TELESOM & Cashuurta Ku Waajibtay

Telesom ma la odhankaraa sixir-bararka sarifka qayb wayn bay ka qaadataa? Telesom maxay bulshadeeda kusoo celiysaa? Telesom faa’iido maxay u leedahay wadankan soomaliland? Shirkadda Telesom (BARAKAAT) waa...

Telesom Ma Shirkad Xayaysiisbaa Mise Waa Shirkad Is-Gaadhsiineed?

Waxay saacaddu ku sii siqaysay abbaaro 3:10 habeenimo, waxaan caado u lahaa inaan habeenkii iska damiyo telefoonka gacanta lagu qaato, se habeenkan oo ahaa...

SILLANAA OO SARGACANAA! – Xaasha’e Ha Sheegin Hantida indheergaradnimo iyo Hawlkarnimada Heer Qaran!

Haatan rubuc Qarni ku dhawaad waa laga jooga waagii heeryadii kacaankii daaqudka ahaa ummadani dhinac isaga rideen  sir iyo saaq jiritaankoodu wuu mudhbaxay xaajaduna...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read