Qalinka Aqoonyahanka
Alla Hooyo Antoonow Maxaad Diimo isku Khaldaysaa?!
Islaan shisheeye ahayd ayaa wiil ay dhashay oo Antoni (Anthony) la odhanayay ugu timi maqaaxi uu fadhiyo. Sida la werinayo, wiilku nin Muslim ah...
Qalinka Aqoonyahanka
15 Astaamood oo aad ku ogaanayso inaad ku nooshahay nolol barwaaqo ah
Waxa dhacda mararka qaar inaad dareento cidhiidhi xaga nolosha ah ood dareento inuu waqtigu kugu xunyahay . Marka lagaa eryo shaqadaad haysay amma aad...
Qalinka Aqoonyahanka
Istaraatajiyadda Ismiidaynta
Tabbeelayaasha cusbitaallada horta ma aragtay? Tusaale dhakhtar ku shuqul leh Jadeecadu maxay ayuu boodhka ku qoranayaa? "Digtoor hebel; la-dagaalanka Jadeecada" mise "Digtoor hebel; dawaynta...
Qalinka Aqoonyahanka
Shebekadaha Shirqoolka: (Is-maan-dhaafka Xisbiga Kulmiye)
“Doonnida shinkeed raran, Dakhalkiyo shiraaca leh, Badda dulundulcaysana, Dirawalkeedu waa kuma, Dadka fuushan ee lihi, Ma cirkuu ka soo degay, Kuwa laga dejinayaa, Ma dar laga xigaa baa, Sheekadu da’ weynaa, Duluc iyo...
Arrimaha Bulshada
Boobkii Xukuumadda Iyo Burburkii Derbi Jiifka: Aargoosi Siyaasadeed #2 – Luul Xasan Mataan Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen
Waxay ahayd xilli ku dhow salaaddii subaxnimo ka dib, lix gaadhi oo gaashaaman oo ay saaran yihiin cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka ee Somaliland...
Qalinka Aqoonyahanka
Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!- Qaybtii 10aad
(Gooni isu taaga Somaliland waa muqadis iyo Midnimada Soomaaliya waa muqadis,waa labada qodob ee ay isula imanayaan laba wafti ee Somaliland iyo Soomaaliya.) Tanaasulka (Compromise):- Isu...
Qalinka Aqoonyahanka
Balli-Gubadle: Xusuusta Maalin ka mid ah Maalmihii Qadhaadhaa!
Bishan aynu ku jirno ee Oktoobar kowdeedii ayay ahayd markii wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ay booqasho...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

