Ethiopia
Somaliland iyo Ethiopia Oo Ka Shiray Xidhiidhka Labada Waddan iyo Xiisadda Gobolka
Oslo (SLpost)- Magaalada Oslo ee caasimadda Dalka Norway waxa toddobaadkan ku qabsoomay Kulan muhiim ah Oo dhexmaray dowladaha Somaliland iyo Ethiopia oo ka wada-hadlay...
“Somaliland aad bay muhiim ugu tahay UK iyo Dawladaha Kale ee reer Galbeedka” – Ingiriiska Oo Ka Badheedhay Khatarta Shiinaha
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Ingiriiska ayaa daboolka ka qaadday muhiimadda Somaliland u leedahay dalkeeda iyo waddamada kale ee reer Galbeedka marka loo eego bogcadda ay...
Xogta Qorrax-madoobaad Maalinta Berri Ku Beegan iyo Waddamada Laga Arki Doono
Hargeysa (SLpost)- Qorrax-madoobaad dhammeystiran ayaa la filayaa inuu dhaco maalinta Berri oo taariikhdu tahay 8-da bishan April 2024 ama 29 Ramadan 1445-ka. Qorrax-madoobaadkan ayaa si...
Baarlaannada Somaliland iyo UK Oo Isku Horfadhiistay Kulan Arrimo Xasaasiya Lagaga Hadlay iyo Qodobbo Laysla Qaatay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye-ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada, ahna ku-simaha Guddoomiyaha Golahaas, Md Siciid Mire Faarax (Giirre) oo ay weheliyaan dhowr mudane, ayaa maanta qaabilay...
Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsadaha Kala Noqotay Nootaayooyin Ka Hawl-gala Hargeysa iyo Burco
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta shaacisay go’aan ay ruqsadaha sharci ee ay ku shaqeeyaan kagala noqotay qaar ka mid ah Nootaayooyinka ka hawl-galka...
Ingiriiska Oo Lagaga Dhawaaqay Olole Qadiyadda Somaliland Lagu Taageeray
Ingiriiska Oo Lagaga Dhawaaqay Olole Qadiyadda Somaliland Lagu Taageeray https://youtu.be/y2n_Y95-UuY
Telefishanka Aljazeera oo Baahiyay Dood Kulul oo Lagu Faaqiday Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
Hargeysa (SLpost) - Telefishanka Aljazeera, ayaa caawa baahiyay dood ku saabsan walaaca Soomaaliya ka muujisay heshiiska isfaham ee la xidhiidha saldhiga badda ee ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

