HomeXukuumadda Somaliland Oo Ruqsadaha Kala Noqotay Nootaayooyin Ka Hawl-gala Hargeysa iyo Burco

Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsadaha Kala Noqotay Nootaayooyin Ka Hawl-gala Hargeysa iyo Burco

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta shaacisay go’aan ay ruqsadaha sharci ee ay ku shaqeeyaan kagala noqotay qaar ka mid ah Nootaayooyinka ka hawl-galka magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.

Go’aankan ayaa lagu shaaciyey Warqad ku taariikheysan Sabtida maanta oo uu ku saxeexan yahay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Md Saleebaan Warsame Guuleed, taas oo lagu socodsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska JSL, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Maayirrada Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco iyo masuuliyiinta hay’adaha kale ee go’aankani khuseeyo.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda oo go’aankiisa u cuskaday qodobka 7aad ee xeerka nootaayooyinka ee Xr. Lr/18/2001, waxa uu laalay ruqsadaha ay ku shaqeeyaan Shan Nootaayo oo xafiisyadoodu ku yaallaan magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.

Nootaayooyinka ruqsadaha lagala noqday ayaa magacyadoodu kala yihiin Tubsan, Odowaa, Maahir iyo Itifaaq oo ku yaalla Hargeysa iyo Nootaayada Rasmi oo ku taalla Magaalada Burco.

Nootaayooyinka ayaa ah xafiisyo sharci ahaan diiwaangeliya heshiisyada ay galaan dadka shacabka ah.

Warqadda Hoose kaga bogo Go’aanka Xukuumaddu Ruqsadaha Kala Noqday Shanta Nootaayo.

blank

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories