HomeDowladda Djibouti Oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Wejahan Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia

Dowladda Djibouti Oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Wejahan Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLpost)- Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aaddan khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay heshiiska is-afgarad ee dhexmaray doiwlaha Somaliland iyo Ethiopia oo ay gebi ahaanba ka gaab-satay ka-hadalkiisa.

Afhayeenka madaxtooyada Jabuuti, Daa’uud Hummad, oo la hadlay warbaahinta RFI oo dalka Faransiiska laga leeyahay, ayaa soo bandhigay doorka ay dowladdiisa ka qaadan karto arrintan oo xusay inay tallaabo dublomaasiyeed kaga qayb-qaadanayaan.

“Jamhuuriyadda Jabuuti waxay ka xun tahay xiisadda dheeraadkaa ah ee ka soo cusboonaatay mandaqada Geeska Afrika oo horay u soo martay xiisado soo noq-noqday. Mushkiladda Soomaalidu waxay qusaysaa Soomaalida oo keliya. Annagu kuma faragelin karno arrimahooda,” ayuu Daa’uud Humma u sheegay warbaahinta RFI oo aanu warkan ka soo xigannay.

“Waxa aan daacad ka nahay mowqifkayaga diblomaasiyadeed ee khuseeya caddaaladda iyo nabadda gobolka Geeska Afrika”, ayuu yidhi, waxaanu intaas ku daray, “Jamhuuriyadda Jabuuti waxay soo jeedinaysaa oo taladayadu tahay in si Soomalinimo loo dhameeyo mushkiladda.”

“Xilligan Jabuuti waxay haysaa madaxnimada meertada ee urur-goboleedka IGAD, annagoo hore dhex dhexaadin uga sameynay dhibaatada ka taagan Suudaan, ka dibna Soomaaliya iyo Somaliland,” ayuu yidhi Afhayeenka madaxtooyada dalka Jabuuti, waxaanu intaas raaciyey, “Dalka Jabuuti waxa uu diyaar u yahay inuu khibraddiisa u soo bandhigo cidda ay khusayso.”

Somalilandpost Media Inc.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories