HomeEthiopia oo Xog Faahfaahsan Ka sheegtay Faa’idooyinka Somaliland Ugu Jira Heshiiska Labada...

Ethiopia oo Xog Faahfaahsan Ka sheegtay Faa’idooyinka Somaliland Ugu Jira Heshiiska Labada DalEthiopia oo Xog Faahfaahsan Ka sheegtay Faa’idooyinka Somaliland Ugu Jira Heshiiska Labada Dal

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Ethiopia, ayaa maanta si faahfaahsan uga hadashay heshiiska is-afgarad ee Isniintii toddobaadkan Magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal-wasaaraha dalkaas Abiy Ahmed.

Heshiiska ayaa Dowladda Ethiopia u oggolaanaya inay hesho marin badeed ay adeegsadaan ciidamadeeda badda oo Somaliland ka kireynayso muddo 50 sanno ah, halka Jamhuuriyadda Somaliland fursad u helayso Aqoonsi rasmiy ah oo ay ka hesho Dowladda Ethiopia.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Ethiopia, ayaa lagu sheegay in heshiiskani Somaliland u sahlayo inay Ethiopia ka hesho taageero iyo iskaashiga aanay ka heli karin waddan kale isla markaana uu ka jawaabayo rabitaanka Somaliland ku taamaysay muddada dheer.

“Heshiisku wuxuu Somaliland u sahlayaa in ay helaan taageero iyo iskaashiga aanay ka heli karin dal kale, wuxuuna ka jawaabayaa Arrimo ay muddo dheer ku taamayeen,” ayaa lagu sheegay qoraalka dowladda Ethiopia oo u muuqda mid ku qoran luqad dublomaasiyeed maadaama rabitaanka Somaliland muddada dheer ku taamaysay yahay Aqoonsi caalami ah oo ay beesha Caalamka ka hesho.

blankWar-murtiyeedka ka soo baxay Ethiopia oo ka kooban laba Bog, waxa ugu horeyn lagu soo bandhigay inay Dowladda Somaliland ahayd waddan madax-bannaan ka hor intii aanay la midoobin Soomaaliya Sannadkii 1960-kii iyo Dariiqii Somaliland u martay la-soo-noqoshadii madax-bannaanideeda 1991-kii. Sidoo kale, waxa ay Dowladda Ethiopia xusay dariiqa ay Somaliland u soo martay hirgelinta dowladnimo hana-qaadday oo dimuqraadiyad iyo kala-dambayn shari ku dhisan muddada 30-ka sanno ka badan ee ay jirtay.

Somalilandpost Media Inc.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories