Monthly Archives: June, 2023

spot_imgspot_img

Culimo Colaadda Laascaanood Nairobi Ka Soo Hurinaya Oo Warkooda Hargeysa Lagu Fashiliyey

Culimo Colaadda Laascaanood Ka Soo Hurinaysa Nairobi Oo Warkooda Hargeysa Lagu Fashiliyey https://www.youtube.com/watch?v=cACc4pgyRCs  

Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Maamuusay Shaqaale Hawl-karnimo iyo Shaqo-wanaag Lagu Majeertay

Hargeysa (SLpost)- Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa maanta maamuusay xubno ka tirsan Shaqaale-weynaha Baanka ee ka hawl-gala gobollada dalka, kuwaas oo lagu qiimeeyey Hawl-karnimo...

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay War-murtiyeed Golaha Ammaanku Ka Soo Saaray Xiisadda Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay war-murtiyeed shalay ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo ku saabsanaa joojinta colaadda Laascaanood,...

Ujeeddada Kulan Dhexmaray Agaasimaha Guud iyo Maamuleyaasha Laamaha Baanka Dhexe ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee Somaliland,  ayaa maanta kulan Is-barasho iyo dar-dargelinta hawlaha shaqo ee Bangigu u hayo Qaranka layeeshay maamuleyaasha...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo xadhigga ka jaray dhisme cusub Oo Loo Hirgeliyey Maxkamadda Racfaanka Maroodi-jeex

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa Isniintii toddobaadkan xadhigga ka jaray dhisme cusub...

Kulmiye Oo Su’aalo Iska Weydiiyey Mowqifka Xisbiga Waddani ee Qadiyadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa su'aalo galiyey mowqifka xisbiga Waddani ee jiritaanka Somaliland iyo Kalsoonida...

Xisbiga KULMIYE oo Farriin Culus u Direy Shacabka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha wasiirrada oo isla xisbiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img