Monthly Archives: June, 2023

spot_imgspot_img

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Muddeysay Imtixaanka Shahaadiga ah Oo Ardaydii U Tira Badnayd U Fadhiisanayaan

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga uu bilaabmi Doono Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasalada siddeedaad...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Oo Maxkamadda Sare u Gudbiyey Dacwad Liddi Ku ah Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

Maxkamadda Sare oo Golaha Wakiillada iyo Guddoomiye Khaliif u gudbiyey Nuxurka Dacwaddan Hargeysa (SLpost)- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, ayaa toddobadkan...

DHAXALKA BUUGGA HORTAY-JIRE: Taariikhdii Berbera iyo tixihii Cali Jaamac Haabiil (Gorfayn)

Buugga Hortay-jire waa dhigane ay ururiyeen, safarro bandanna u galeen Abwaan Axmed Aw Geeddi (Dheeraad) iyo Maxamuud Cabdrisaaq Baaruud. Waxana tifatiray oo habeeyey isla markaana...

“Qaran Waliba Wuxuu Leeyahay Halyeeyo iyo Geesiyo Lagu Faano” – Saldhigga Ciidanka Qaranka ee Yubbe oo Badhasaabka Sanaag Booqday

"Qaran Waliba Wuxuu Leeyahay Halyeeyo iyo Geesiyo Lagu Faano" - Badhasaabka Sanaag Booqday oo Saldhigga Ciidanka Qaranka ee Yubbe https://www.youtube.com/watch?v=TYT8IyJyGJ0

Sharcigu Maaha Qabyaali!

Qalinka: Mustafe Sh. Cumar Geeddi Waxa la yidhi waqtiyadii Soomaaliya uu xooga ku haystay Xisbigii Hantiwadaagu ayaa madal Olole ah oo Madaxweynihii fadhiyo la isku...

Guulaha Warbaahinta Al Jazeera

Labaatan iyo siddeed sanno ka hor baa la bilaabayaa mashruuca dawliga ah ee warbaahinta Al Jasiira. Qadar waa mid ka mid ah dalalka Khaliijka...

Kuma ayuu Ahaa Gaashaanle Sare Goohe Iidaan Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Hargeysa?

Allah ha u naxariistee, waxa maanta magaalada Hargeysa aas qaran loogu sameeyey Gaashaanle Sare Yuusuf Iidan Huruwaa (Goohe Iidaan) oo shalay geeriyooday. Masuuliyiin ka tirsan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img