HomeMaayirka Degmada Burco oo Wacyi-gelin Ka Bilaabay Deegaanka Cali-Saahid ee Gobolka Togdheer

Maayirka Degmada Burco oo Wacyi-gelin Ka Bilaabay Deegaanka Cali-Saahid ee Gobolka Togdheer

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maayorka Degmada Burco Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Heero) iyo Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka, ayaa booqasho ku soo maray deegaannada Cali Saahid, Cadawyuurura iyo degaano kale oo ka tirsan Gobolka Togdheer

Maayorka iyo Xubnaha Golaha Deegaanku, waxa ay Wacyi-gelin ku saabsan muhiimadda nabadgelyada iyo wada-jirka bulshada ka sameeyey degaannada ay mareen oo dhowaan ay ka dhacday shaqaaqo laba beelood oo walaalaha ah dhexmartay, kuwaasoo xalinta khilaafkooda ay qayb ka yihiin maamulka Golaha Deegaanka Magaalada Burco.

Xildhibaanada Golaha Degaanka uu hogaaminayo Maayorka Magaalada Burco ayaa shacabka faray ilaalinta nabadgelyada iyo in laga fogaado wax kasta oo keenaya isku dhac dhexmara labada dhinac.

blankblank

Iska hor-imaad ka dhashay Kala-riixasho deegaanka, ayaa dhawaan deegaanka Cali-Saahid ee hawdka gobolka Togdheer ku dhexmaray Laba beelood oo walaalo ah, waxaana iska horimaadkaas ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaadhay labada dhinac.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo xubno ka tirsan Goleyaasha Qaranka, ayaa deegaankaas u gaadhay xalinta khilaafka labada Beelood, waxaana laga soo gaadhay go’aamo khilaafka lagu soo af-jaray.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories