Dr Edna Aaden Oo Qadiyadda Somaliland Hor-geysay Baarlamaanka Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Ergayga Gaarka ah ee Somaliland u qaabilsan wada-hadallada Soomaaliya Dr Edna Aadan Ismaaciil, ayaa qadiyadda madax-banaanida iyo taariikhdii horumarka dowladnimadeedu soo maray...
Xisbiga Kulmiye Oo Birta Ka Aslay Siyaasi “Danihiisa Ka Dhex Arkay Xiisadda Laascaanood”
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa maanta xubinimadii guddiga fulinta iyo xisbigaba ka saaray Siyaasi Axmed Muumin Seed oo hore xilka...
DAAWO Dr Edna Adan oo Qadiyadda Somaliland Ku Soo Bandhigtay Xarunta Baarlamaanka Midowga Yurub
Hargeysa (SLpost)- Ergayga Gaarka ah ee Somaliland u qaabilsan wada-hadallada Soomaaliya Dr Edna Aadan Ismaaciil, ayaa qadiyadda madax-banaanida iyo taariikhdii horumarka dowladnimadeedu soo maray...
Xukuumadda Somaliland Oo Loo Bandhigay Hirgelinta Tallaabo Muhiim u Ah Horumarka Dalka
Xukuumadda Somaliland Oo Loo Bandhigay Tallaabo Muhiim u Ah Guulaha Siyaasadda iyo Dhaqaalaha Dalka https://youtu.be/rqHD0Sz4OUQ
“Mustafow yaanay noqon; Karis xun, iyana wax ku la” – Siyaasi Mustafe Ciise
Bilowgii furista ururada waxaanu socdaal ku tagnay magaalada Jigjiga, halkaasi oo aanu kula kulanay Mustafe Cagjar madaxweynaha Maamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya. Kulankaa waxaan ka mid...
Baanka Dhexe ee Somaliland Oo Hawl-wadeennada ku Tabobaray Aqoonta Maamulka Deymaha iyo Teknoolajiyadda Casriga ah
Hargeysa (SLpost)- Maamulka Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa maanta tabobar u soo xidhay qaar ka mid ah hawl-wadeennada Bangiga Dhexe oo qaatay aqoon-kororsi la...
Xukuumadda Somaliland Oo Go’aamo Ka Soo saaray Ciidamada Huwanta ah ee Ku Sugan Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa qodobbo dhowr ah ka soo saaray xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan xiisadda dagaal ka jirta magaalada Laascaanood...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

