HomeXisbiga Kulmiye Oo Birta Ka Aslay Siyaasi "Danihiisa Ka Dhex Arkay Xiisadda...

Xisbiga Kulmiye Oo Birta Ka Aslay Siyaasi “Danihiisa Ka Dhex Arkay Xiisadda Laascaanood”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa maanta xubinimadii guddiga fulinta iyo xisbigaba ka saaray Siyaasi Axmed Muumin Seed oo hore xilka Wasaaradda Beeraha uga soo qabtay Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in Guddiga anshax-marinta Xisbiga oo shir ka yeelatay Axmed Muumin Seed ay go’aamiyeen in xubinimada iyo guddiga Fulinta laga saaray siyaasigan oo xukuumadda ku dhaliilay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood.

Muuqaalka Hoose ka Daawo Afhayeenka Xisbiga Kulmiye oo warbaahinta kula hadlay xarunta Xisbiga Kulmiye

https://youtu.be/tXwVfgB3bDM

Axmed Muumin Seed oo dhawaan warbaahinta la hadlay, ayaa ku dooday in tabashada reer Laascaanood oo Sababtay dagaalka u dhexeeya maleeshiyo-beeledka huwanta ee ku sugan Laascaanood ay mid la mid ahi taallo oo ka jirto Gobolka Awdal oo siyaasigani dhalasho ahaan ka soo jeedo.

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Beeraha Axmed Muumin Seed oo xilka Wasaaraddaas ka sii maqnaa muddo ku dhow Laba sanno, ayaa xisbiga Kulmiye ku biiray sannadkii 2016-kii isagoo xilligaas ka soo diga-rogtay Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu hoggaankiisa sare ka mid ahaa.

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories