Monthly Archives: March, 2023

spot_imgspot_img

“Waa Laga Gar-daran Yahay Ninka Shaydaan La Yidhaa, Garaaddadu Haka soo Noqdaan Talo-xumadii Shalay” – Ugaaska Guud ee Beelaha Dir

"Waa Laga Gar-daran Yahay Ninka Shaydaan La Yidhaa, Garaaddadu Haka soo Noqdaan Talo-xumadii Shalay" - Ugaaska Guud ee Beelaha Direed oo Ka hadlay Xiisadda...

“Waddanka Anagaa Imika Ka Masuul ah, WhatsApp iyo Internet Lagu Xukumayo” ~ Madax-Dhaqameedka Awdal oo Farriin U Diray Garaaddada Laascaanood

"Waddanka Anagaa Imika Ka Masuul ah, WhatsApp iyo Internet Lagu Xukumayo" ~ Madax-Dhaqameedka Awdal oo Farriin U Diray Garaaddada Laascaanood https://www.youtube.com/watch?v=tj-d7dIlvWI

Ururrada Siyaasadda Somaliland oo Mowqif Adag Ka Qaatay Dagaalka Laascaanood

Hargeysa (SLpost)- Ururrada Siyaasadda ee Somaliland, ayaa ka hadlay dagaalka Laascaanood ka socda iyo saamaynta ka dhalatay, waxaanay ugu baaqeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la Qaatay Ururrada Bulshada Rayidka ah

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan Xafiiska kula qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland (Civil Society...

Laascaanood Oo looga Soo Hanjabay Hargeysa, Jabuuti Iyo Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Maleeshiyaadka Huwanta ah ee ka dagaalamaya magaalada Laascaanood oo taageero ka helaya kooxaha argagixisada ah, ayaa maanta ku dhawaaqay hanjabaad daboolka ka...

Guushaada Iyo Guusha Cadawga Kala Garo ~ W/Q: Xildhibaan Mideeye

Guusha iyo Guul darrada maxaa lagu kala gartaa? Ma maalin dagaal iyo dhankee gacan sarreeyaa? Ma dhimasho ciidan iyo dhaawac badan baa? Ma dhawaaq,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img