“Somaliland Awooddeeda Ha U Qaadan Waayina, Waa la Idinka Saarayaa Laascaanood”- Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi
"Somaliland Awoodeeda Ha U Qaadan Waayina, Waa la Idinka Saarayaa Laascaanood"- Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo Arrimo Badan oo Xasaasi ah Ka hadlay https://www.youtube.com/watch?v=FulE0xog6Ag
Muuqaallo: Qaabkii Uu U Dhacday Dagaalkii Shalay ee Laascaanood iyo Jabkii Maleeshiyaadka Oo La Soo Bandhigay
Halkan Ka DAawo Qaabkii Uu U Dhacday Dagaalkii Shalay ee Laascaanood iyo Jabkii Soo Gaadhay Maleeshiyaadka Isku Urursaday Caasimadda Gobolka Sool https://www.youtube.com/watch?v=QDjK1ze06WE
Somaliland
Maayir Ku-Xigeenka Xuddun Oo Beesha Caalamka U Bayaamiyey Inaan Indhaha Laga Qarsan Karin Xaaladda Laascaanood
Burco (SLpost)- Maayir ku-xigeenka degmada Xudun ee gobolka Sool, Cabdinaasir Cabdiqaadir Guure, ayaa Beesha Caalamka U Bayaamiyey Sida aan Indhaha Loo Qarsan Karin Xaaladda...
“Ciidanka Qaranku Waxay Qaadayaan Tallaabooyin Milatari oo Qorsheysan” ~ Xogta Dagaalka Laascaanood
"Ciidanka Qaranku Waxay Qaadayaan Tallaabooyin Milatari oo Qorsheysan" ~ Xogta Dagaalkii Maanta Ka Dhacay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. https://youtu.be/WIpjon4MkQQ
Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ku guda jira hawl-maalmeedkiisa shaqo ayaa kormeer ku tegay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland,...
Somaliland: Reer Saylac Oo U Quus-qooyey Durbaannada Colaadeed ee Laascaanood Laga Tumayo
Somaliland: Reer Saylac Oo U Quus-qooyey Durbaanada Colaadeed ee Laascaanood Laga Tumayo https://youtu.be/wDnUG5hKhnQ
Muuqaallo Cusub Oo Soo Bandhigay Dhaq-dhaqaaqyada Malleeshiyaadka Isku UrursadayLaascaanood
Muuqaallo Cusub Oo ay Duubeen Drones-ka Ciidanka Qaranka ayaa Soo Bandhigay Dhaq-dhaqaaqyada Malleeshiyaadka Huwanta ah ee Isku Urursaday Laascaanood. https://youtu.be/xvh9FAo4t4Q
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

