Monthly Archives: January, 2023

spot_imgspot_img

Maal-qabeenka Elon Musk Oo Dalal Somaliland Ku Jirto Ka Hirgelinaya Internet Xawaarihiisu Sarreeyo

Hargeysa (SLpost)- Ganacsadaha Elon Musk oo hadda ah ninka labaad ee Dunida ugu hanti badan, ayaa qorsheeyay inuu Internet Xawaarihiisu sarreeyo ka hirgeliyo Dalalka...

Loollan Siyaasadeed Oo Allaybaday Ku Dhex Maraya Xukuumadda Kulmiye Iyo Xisbiga WADDANI

Hargeysa (SLpost) - Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa loolan siyaasadeed ku dhex marayaa deegaano ka mid ah...

“Waxa Iigu Darnaa Intaan Nimankan Waxayga Ka Dhacsanayey Reer Sool Oo Dhib Igu Hayey” ~ Wasiirka Warfaafinta Somaliland

"Waxa Iigu Darnaa Intaan Nimankan Waxayga Ka Dhacsanayey Reer Sool Oo Dhib Igu Hayey" ~ Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo dar-daaran iyo talooyin u jeediyey...

Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Dhamaystay Tabobar Milatari Oo Caalami ah

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ayaa maanta la guddoonsiiyey shahaadooyin ka tarjumaya duruusta ay ku qaateen tabobar Milatari...

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Ukraine Oo Shil diyaaradeed Ku geeriyooday

Kiev (SLpost)- Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Dalka Ukraine Denis Monastyrsky, xigeenkiisii iyi 18 qof oo kale, ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo maanta ka...

Culimada Hargeysa oo Baaq u diray Shacabka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Imaamada masaajiddada Caasimada Hargeysa qaarkood, ayaa Shacabka Somaliland U soo jeediyay in ay ka qayb-qaataan diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha ee dalka ka socota, waxaanay...

Qaabka Xukuumaddu U Maamushay Deeqaha Waxbarasho ee Somaliland Ka Hesho Ethiopia

Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Dhaliilo Loogu Jeediyey Sida ay u maamushay Saami-qaybsiga Gobollada Dalka ee Deeqaha Waxbarasho ee Somaliland ka hesho...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img