Qayla-dhaan Ka Soo Yeedhay Buuhoodle Oo Farriin Looga Diray Garaaddada Laascaanood Ku Sugan
Qayla-dhaan Ka Soo Yeedhay Buuhoodle Oo Farriin Looga Diray Garaaddada Laascaanood Ku Sugan https://youtu.be/IYTocwtrKEc
Taageerayaasha Arsenal Oo Lagu Xidh-xidhay Dalka Uganda kaddib Guushii Kooxda Manchester United
Kampala (SLpost)- Siddeed ka mid ah taageerayaasha Kooxda Arsenal ayaa lagu xidh-xidhay magaalada Jinja ee dalka Uganda, kaddib markii ay dammaashaad u sameeyeen guushii...
Bogagga Taariikhda Bisha Jeenawari Iyo Yaabka Berbera
Berbera: Magaalo 70 Sanno gudahood Soo martay 3 Dagaal, 4 Calan oo la sudhay, 8 Sanno Gudahood 3 Maayar oo xilka qabtay Hal-ku-dheg caalami ah...
Somaliland Oo Wax-ka-beddel ku samaysay Cashuurta Qaadka ee Laga keeno Dalalka Itoobiya iyo Kenya
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland, ayaa Axadda maanta soo saartay tacriifad cusub oo lagu jaan-gooyey cashuurta badeecadda Qaadka ee Laga soo waarido...
Burjiga Adag, Dabeecadaha Yaabka Leh Iyo Mucjisooyinka Ku Lammaan Fardaha
Waxaa ka Sheekeeyey AHN Abwaan Siciid Maxamed Jaamac (Siciid-Biid) Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf Qof kasta oo Aadami ahi marka uu ishiisu qabato muuqaal ama sawir Faras, cajalada...
Somaliland: Xil-ka-qaadis Hadal Hayn Abuurtay iyo Xogaha Ku Gedaaman – WARBIXIN
Hargeysa (SLpost)- Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Maxamed Cabdi Gurxan, ayaa Sabtidii shalay si rasmi ah Xilka ugu wareejiyey Agaasimaha Cusub ee Dhawaan...
Xukuumadda Somaliland Oo Dhibaatada Laascaanood Ku Eedaysay Kooxo Argaggixiso Ah
Hargeysa (SLpost) - Xukuumadda Somaliland, ayaa Beesha Caalamka u dirtay Warqad ay ugu faahfaahinayso Dhacdooyinka Magaalada Laascaanood iyo Cidda leh Masuuliyadda Dilalka halkaa loogu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

