HomeMaal-qabeenka Elon Musk Oo Dalal Somaliland Ku Jirto Ka Hirgelinaya Internet Xawaarihiisu...

Maal-qabeenka Elon Musk Oo Dalal Somaliland Ku Jirto Ka Hirgelinaya Internet Xawaarihiisu Sarreeyo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Ganacsadaha Elon Musk oo hadda ah ninka labaad ee Dunida ugu hanti badan, ayaa qorsheeyay inuu Internet Xawaarihiisu sarreeyo ka hirgeliyo Dalalka qaaradda Afrika.

Dalka Zimbabwe ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee laga hirgelinayo Internet-ka Xawaarihiisu sarreeyo, kaasi oo ay hirgelinayso Shirkadda Starlink ee uu leeyahay Elon Musk.

Dalka Zimbabwe ayaa Koonfur Afrika kaga horraynaysa helidda adeeggan muhiimka ah.

Waddamada kale ee sanadkan helaya adeegga internetka ee Starlink waxaa ka mid ah, Angola, Benin, Burundi, Malawi iyo Zambia iyo kuwo kale.

Adeegga intarnetka ee dayax-gacmeedka ayaa hadda si baahsan looga helaa dalal badan oo Yurub ah, Waqooyiga iyo Koonfurta Ameerika, iyo Australia.

Bangiga Adduunka ayaa ku qiyaasay in 29% kaliya dadka ku nool Afrikada Saxaraha ka hoosaysa ay helaan internetka sanadkii 2020.

Laakiin, dalalka laga hirgelinayo Internet-ka Dayax-gacmeedku soo tuurayo, ayaan ku koobnayn Zimbabwe iyo kuwa kale ee la xusay, balse waxa jira Dalal kale oo ku jira Jadwalka dalalka laga hirgelinayo, waxaana dalalkaasi ku jirta Somaliland.

Jaantuus ay baahisay Warbaahinta zimeye.net oo Zimbabwe laga leeyahay, ayaa muujinaya In Elon Musk uu qorsheeyay inuu sannadkan 2023 Internet-ka Xawaarihiisu sarreeyo ka hirgeliyo, kuwaasi oo ay ku jiraan Somalland iyo Dalal kale, waxaana qorshuhu yahay in marka hore Shirkadda Starlink ku soo bandhigto, ka dibna la fuliyo.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories