HomeWasiirkii Arrimaha Gudaha Ukraine Oo Shil diyaaradeed Ku geeriyooday

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Ukraine Oo Shil diyaaradeed Ku geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kiev (SLpost)- Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Dalka Ukraine Denis Monastyrsky, xigeenkiisii iyi 18 qof oo kale, ayaa ku geeriyooday shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay duleeka caasimadda Kiev.

Diyaaradda oo ahayd noocq Qumaatiga u oo ay lahayd wasaaradda Gurmadka degdegga ah ee Ukraine, ayaa ku burburtay magaalada Brovary oo ku taala dileedka Kiev, waxaana dadka geeriyooday ka mid ah saddex carruur ah.

22 Qof oo ay carruur ku jirto ayaa dhaawacyo ka soo gaadheen burburka diyaaradda, sida ay xaqiijiyeen booliska dalka Ukraine.

Sagaal ka mid ah dadka geeriyooday ayaa saarnaa diyaaradda oo ay la socdeen wasiirka Arrimaha Gudaha, ku xigeenkiisa iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan wasaaradda Daakhiliga Ukraine oo doonayay inay kormeer ku soo maraan fadhiisimada Ciidamada dalkas ku leeyihiin jiidda hore ee dagaalka u dhexeeya Ciidamada Ruuska.

Diyaaradda ayaa la sheegay inay ku burburtay meel u dhow dugsi lagu barbaariyo carruurta yar-yar iyo dhisme dabaq ah Oo Qoysas deggen yihiin, kuwaas oo ku yaala badhtamaha magaalada Brovary oo 8 KM dhinaca Woqooyi-bari ka xigta caasimadda dalkaas ee Kiev.

Wasaaradda Arrimaha gudaha Ukraine, ayaa sheegtay inay baadhitaan ku wadaan dhowr sababood oo keenay burburka diyaaradda, kuwaas oo ay ka mid yihiin cillad farsamo oo soo wajahday, inay diyaaraddu ku xad-gudubtay shuruucda dhinaca ammaanka maadaama dalkaasi ku jiro xaalad dagaal iyo in si ukas ah loo toogtay.

Denis Monastyrsky ayaa noqonaya masuulkii ugu sarreeyey dowladda Ukraine ee geeriyooda intii uu socday dagaalka u dhexeeya labada waddan ee Ukraine iyo Russia.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories