Xumadda Madaxtinimadu Waxay Lumisaa Caqliga Wanaagsan ~ Wasiirka Warfaafinta Somaliland
Xumadda Madaxtinimadu Waxay Lumisaa Caqliga Wanaagsan ~ Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka Somaliland iyo xaaladda guud ee...
Ekeeyayaasha Farshaxannimada leh ee ku Jira Heesta (HA U NOQON COD BAAHIYE)
Hal-abuurnimadu waa hanaan ku dhisan farshaxannimo uu Abwaanku ku ibo-furo, oo ku weelleeyo inay is waafaqaan hummaag-yada sawirraada dhacdooyinka kala duwan leh iyo inuu...
Nuxurka Sagaal Qodob oo Gun-dhig u ah Go’aanka Maxkamadda Sare ee Muranka Natiijada Doorashada Kenya
Nairobi (SLpost)- Maalmaha soo socda waxa laga filayaa Maxkamadda Sare ee Kenya in ay go'aan ka gaadho khilaafka ka taagan natiijada doorashada madaxweynaha dalkaas...
Mahadsanid Prof. Saleebaan
Toddobaadkii ina dhaafay waxa xilkii wareejiyey Guddoomiyihii Jaamacadda Cammuud Prof. Saleebaan Axmed Guuleed oo aan u aqoonsanahay Aabaha Waxbarashada Sare ee Somaliland. Waxaa soo...
Hargeysa: Muj Ibraahim Dhegaweyne, Boobe Yuusuf, Haji Mahad Ibrahim iyo Danjire Barkhad M Kaariye oo Ka Hadlay Bandhigga Buugga Hayaankii Hilowga Arwaaxda
Mujaahid Ibraahim Dhegaweyne, Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale, Haji Mahad Ibrahim oo ah Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin iyo Safiir ku-xigeenka Somaliland u fadhiya dalka...
HAYAANKII HILOWGA ARWAAXDA: Buug Bandhiggiisa La Wada Sugayo oo Kulmiyey Saxaafadda Somaliland
Habeenka Jimcuhu soo galayo, taariikhduna ku beegan tahay 2-da September, 2022, waxa Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa lagu soo bandhigayaa Buugga HAYAANKII HILAWGA ARWAAXDA...
Muxuu Wariye Abdisalam Hereri Uga Tagay Universal TV? ~ WARAYSI uu kaga Hadlay Sooyaalkiisii Saxaafadda iyo Marxaladda Xilligan
Muxuu Wariye Abdisalam Hereri Uga Tagay Universal TV? ~ Halkan Kaga bogo WARAYSI uu kaga Hadlay Sooyaalkiisii Saxaafadda iyo Marxaladda Xilligan Daawo Waraysiga oo dhammeystiran https://youtu.be/qHA7MflXOy4
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

