Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Somaliland Oo Iclaamisay Shaqsiyaad Abaabulan oo Curyaaminta Qaranimada Ku Hawlan

Somaliland Oo Iclaamisay Shaqsiyaad Abaabulan oo Curyaaminta Qaranimada Ku Hawlan iyo Cidda ay Yihiin. Faahfaahinta ka daawo Muuqaalka Hoose https://youtu.be/VJmJGAVa83E

Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyey Soo-jeedinta Guddi Ganacsato oo Ka Hawl-galay Xalka Khilaafka Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa soo dhaweeyay talooyin ay soo jeediyeen guddida ganacsatada ah ee isku xilqaantay xal u helista khilaafka...

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Mar Kale Amar Ka Soo Saartay Midaynta Direyska Ardayda Dugsiyada Dalka

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa ka digtay kala duwanaanta diraysyada ardayda isku fasalka ah ee dalka, waxaanay caddaysay in dhammaan ardayda...

Dawladda Itoobiya Oo Shaacisay Caddadka Gaasta Dabiiciga ah ee Laga Helay Degaanka Soomaalida

Addis Ababa (SLpost)- Dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa sheegtay in gaaska dabiiciga ah ee laga helay degaanka Soomaalida uu ka badan yahay qiyaastii hore looga...

Siyaasi Cabdilahi Darawal Oo Eedaymo Culus U Jeediyey Guddi Ganacsato ah oo Ka Hawl-galay Xalka Khilaafka Siyaasadeed ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Horseed ee Somaliland Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal), ayaa ka hadlay Talo ay soo jeediyeen Guddi Ganacsato ah oo isku xilqaamay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img