HomeAxmed Silaanyo vs Dr. Gaboose: Ka-nasashadii iyo ku-soo-noqoshadii siyaasadda ee isku sansaanka...

Axmed Silaanyo vs Dr. Gaboose: Ka-nasashadii iyo ku-soo-noqoshadii siyaasadda ee isku sansaanka ekaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Ahmed Mohamed mohamoud (Siilaanyo) oo ah siyaasi foolaad ah ayaa shaaciyay in uu Gabi ahaanba iskaga baxay siyaasadda iyo arimaha laxidhiidha una baahan yahay nasasho,
Silaanyo ayaa u arkayay in uunu u banaanayn hal jaanis ah oo siyaasi ah madaama Madaxwayne cigaal kula jiray dagaal adag oo siyaasi ah Isla markaas ayuu silaanyo garawsaday in uu iska nasto.

blankMuddo kabacdi ayaa waxa dhintay AHUN Madaxwayne Cigaal oo laf dhuungashay ku ahaa Madaxwayne siilaanyo. Silaanyo oo u arkaya fursad siyaasi ah geeridi marxuum cigaal kabacdi, ayaa asaasay urur siyaasadeedka kulmiye.

Madaxwayne siilaanyo ayaa bilawgiiba dagaal adag kala kulmay gudaha beeshiisa waxaana markaas loolan adag ka dhex waday beesha siilaanyo Saleebaan Maxamuud Aden (Saleebaan nuur) oo isku arkayay nin aan lagaga daba iman karin Beesha ay kaso wada jeedan silaanyo. Dagaal adag kabacdi siilaanyo oo wata beelaha kale ee reer somaliland ayaa soo qaatay Shaambada tolkiisa maadama Saleebaan nuur ahaa nin geeri go’an jooga oo tolkii uun haysta! Madaxwayne silaanyo oo wacdaro lama ilaawan ah ka dhigay golayaasha siyaasada Somaliland ayaa ugu danbayntii noqday Madaxwayne JSL .

Dr.Gaboose oo ah nin ay waayo badan wadaagan Siilaanyo iyo dhamaan SNM ayaa siyaasada Somaliland dhexdeeda ku maraya imtixaankaas mid lamid ah. Gaboose oo 2012 asaasay urur misaankiisa leh ayaa guuldaro madmadaw badan ku jiro kala kulmay loolankii ururada ee 2012 kadhacay Somaliland. Intaas kabacdi Dr Gaboose ayaa u baydhay in uu Somaliland waxtarkeeda si iskii ah uga qayb galo wuxuna galay nasasho siyaasi ah isaga oo asaasay Hospitalka Haldoor Oo ay ku baxday Malaayin dollar.

Gaboose oo sii wata Nasashada siyaasada ayaa la arkay isaga oo bulshada u sheegaya in uu ka nastay guud ahan arimaha laxidhiidha Dhex galka siyaasada Somaliland . Fursadi waa hayska lumin ee Dr.Gaboose ayaa shacbiga JSL gobol ilaa gobol ugu baaqayan in uu mar kale ka qayb galo tartartanka loo gali doona Ururada Siyaada JSL 2022 .

Gaboose wuxu loolan adag kala kulmaya siyaasiyiinta beshiisa si lamid ah sidii silaanyo oo so jiidhay siyaasinta tolkii ugu danbayntii . Dr.Gaboose ayaa samayn kara wacdaro u eeg Kuwii silaanyo oo dhabaha u xaadha in uu noqdo Madaxwaynaha 6aad ee JSL.

W/Q: Hanad A Yussuf

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories