Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Hoggaamiyeyaasha Afrika oo ka Qayliyey Afgembiyada Milatariga oo Soo Badanaya

Addis Ababa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika, ayaa cabasho xooggan ka muujiyey mowjado Af-gembiyo Milatari ah oo sannadkii hore si is-daba-joog ah uga dhacay qaaradda...

Somaliland: Duullaanka Shiinaha, Doonista Xisbiyada Mucaaradka iyo Dayaca Shacabka Abaartu Hayso

Duullaanka Shiinaha, Doonista Xisbiyada Mucaaradka iyo Dayaca Shacabka Abaartu Hayso - Mowduuca Arrimahan khuseeya waxa si faahfaahsan u falan-qeeyey xeel-dheere Ismaaciil Cabdilaahi oo ka...

Gaadiid Shixnado ka Qaaday Dekedda Berbera oo ku xanniban Ethiopia iyo Baaq loo diray Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Gaadiid laga leeyahay Somaliland oo Shixnado ka qaaday Dekedda Berbera, ayaa ku xaniban meel u dhow magaalada Nazreth ee dalka Ethiopia. Mid ka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaabilay Taliyeyaasha Ciidammada Ethiopia iyo Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wufuud kala duwan oo taliyeyaal ciidan u badan oo ka...

Madaxweynaha Somaliland iyo Wufuuddii ugu Miisaanka Cuslayd oo ka Qayb-galay Xuska 28-guurada Ciidanka Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey...

Maraykanka oo Saldhig Milatari ka samaysanaya Somaliland

Nairobi (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in ay danaynayso in dawlada Maraykanka Saldhig Milatari ka siiso Magaalo xeebeedka Berbera...

Magaalo Ku taalla Ingiriiska oo Halgan ugu jirta Aqoonsiga Somaliland

London (SLpost)- Warbixin lagu daabacay Wargeyska The Star oo kasoo baxa dalka Britain, ayaa daabacay warbixin uu si weyn ugu qaadaa dhigay qadiyadda aqoonsi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img