Yearly Archives: 2022

spot_imgspot_img

Dowladda Ingiriiska oo Gacan Ka Geysanaysa Dib-u-dhiska Suuqa Waaheen oo Shuf-beelay

London (SLpost)- Raysal-wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson, ayaa sheegay in uu aad uga murugooday dabka galaaftay suuqii ugu waynaa Somaliland ee Waaheen, isagoo sheegay in...

Dareenka Shacabka Hargeysa oo Indhahooda ku Arkay Baaxadda Masiibada ku Habsatay Suuqa Waaheen

Dareenka Shacabka Hargeysa oo Indhahooda ku Arkay Masiibada ku Habsatay Suuqa Waaheen https://youtu.be/sP7sPlQmkAA  

Hargeysa: Awaamiirta Madaxweynaha, Gurmadka Ganacsatada iyo Baaxadda Khasaaraha Dabka ka dhashay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddu Hal Milyan oo Dollar ugu deeqday Hawsha Gurmadka Suuqa Waaheen ee Hargeysa...

Taliye Sawaxili, Maayar Mooge iyo Wasiir Kahin oo Faahfaahiyey Khasaaraha Dabka Suuqa Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge iyo Taliyaha Ciidanka Dab-demiska, ayaa ka hadlay khasaaraha uu...

Dab Xooggan oo ka kacay Suuqa Waaheen ee Hargeysa oo ku sii Fiidaya Qaybaha kale ee Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Dab aad u xooggan ayaa ka kacay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, waxaanu dabku si xooggan ugu faafayaa qaybaha kale ee Suuqa...

Somaliland oo markii u horeysay laga hirgelinayo Maktabad u Gaar ah Garsoorka, Judiciary Library

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare ahna Ku Simaha Gudoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Cumar Geele, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha...

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo Qodobbo Xasaasi ah lagaga Hadlay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali, ayaa shirka Golaha Wasiirrada Somaliland horkeennay qabyo-qoraal la xidhiidha Sharciyadda Diinta Islaamka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img