Monthly Archives: December, 2022

spot_imgspot_img

Somaliland Oo Norway U Bandhigtay Mawqifkeeda Wejiga Cusub Ee Wada-xaajoodyada Soomaaliya

Oslo (SLpost)- Safiirka Dawladda Somaliland u fadhiya Dalka Norway Ambassador Maxamed Maxamuud Aadan (Liilan), ayaa Arbacada shalay kulan la yeeshay Ergayga Wasaaradda Arrimaha dibedda...

Arrimaha lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda Genel Energy

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasimaha dhinaca farsamada ee Shirkadda Genel Energy Mike...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furay Qorshaha Cusub ee Naqshadaynta Hargeya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa si rasmi ah u daah-furay xog ururinta qorshe magaaleedka Caasimada dalka ee...

“Waaheen In La Badbaadiyo Waxa Diiday…” ~ Xukuumada Somaliland Oo Digniin U Jeedisay Shacabka Caasimadda

"Waaheen In La Badbaadiyo Waxa Diiday..." ~ Xukuumada Somaliland Oo U Hanjabtay Caasimadaha Waaweyn ee Dalka. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed...

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Shirtay Qorshe Saamayn Ku Leh Mustaqbalka Dalka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan Wasiirrada Wasaaradaha Xidhiidhka Goleyaasha iyo Cadaaladda, ayaa maanta furay Shir ballaadhan oo...

Trademark Cautionary: GALCO Distributes Kankod Milk, Holland Milk, Baasto Deero

Trademark Cautionary GAL COMPANY is the sole distributor of the product Brands Kankod Milk, Holland Milk, Baasto Deero here in Somaliland.  

Komishanka Doorashooyinka iyo Axsaabta Siyaasadda oo Ka Shiray Qabsoomidda Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka ee Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay Hoggaanka axsaabta Qaranka, waxaanay ka wada-hadleen arrimo ku saabsan diiwaangelinta codbixiyeyaasha Doorashooyinka dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img